afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
  • tacsi
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • tacsi
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
11:00 am | Posted by

Sawiro: Shirwayne Balaadhan oo Ka Dhan Ah Horgaladii Faroole Usoo Diray Buuhoodle (Daawo+ Akhri)

Iyada oo ay maalintii shalay ahyd ee ayni soo dhaafnay ay magaalada buhoodle soo gaadheen horgalayaal u adeegaya maamulka faroole kadibna ay ku kaceen shacab weynaha reer buuhoodle ayaa waxaa saaka hotel Abdiguray Plaza ka qabsoomay Shir saxaafadeed ay isugu yimaadeen Isimada, Waxgaradka Iyo Madaxda Maamulka Khaatumo State ayaa waxa ay fariin udireen Maamulka faroole in uu kadaayo bulshada reer khaatumo dhibaatada uu Hayo Iyo Fara gelinta Qaawan.

Sidoo kale waxa ay shirkan ay maanta isugu yimaadeen waxgaradka iyo maamulku waxa ay baaq ugudireen shakh siyaadka dhuuni Qaatayaasha ah ee u adeegaya Maamulada putland iyo somaliland.

Dhanka kale waxa ay Hanbalyo udireen shacabweynaha Reer buuhoodle oo iyagu iska qabta , sida lagu yaqaano waxii qas iyo Amni xumo kagaysanaya magaalada Buuhoodle Iyo Guud Ahaanba Gobolka.

Halka shacabka G/cayn ay Maalinimadii shalay qasaare lixaad leh soo gaadhsiiyeen horgalayaashii sida dhuumashada ah kusoo galay magaalada Iyo Gawaadiidkii Ay Wateen.

Shirkan Ayaa Sidoo kale Lagaga Codsaday Madaxweynaha dawlada Somaaaliya Mudane Xasan Dh Maxamuud in Labaadho Waxyaabaha Lagu Haysto sagaasimahii guud ee wasaarada arimaha bulshada ee xukuumada soo maaliya mudane Muuse Faarax Xayd iyo wiilkiisa kuwaas oo dhawaan lagu xidhay magaalada muqdisho, Hadii Aysan Danbi Lahayna Dib Loogu Soo Celiyo Xoriyadooda.

Isku Soo Wada Duuboo Inkastoo Dhamaan Waxgaradka Deeganada Khaatumo Iyo Dhamaan Dadka Halbowlaha u Ah Bulshada Aysan Taageersanayn Maamulada Hareeraha Ayaa Hadana waxaa Magac Xumo Soo Jiida Qof Calooshii Ushaqaysta ah kaas oo Aan Garanayn Waxa uu Qabanayo.

DSC02847

DSC02854

DSC02860DSC02877

DSC02878

DSC02885

DSC02892

DSC02900

DSC02901

DSC02902

DSC02907

DSC02910

DSC02847 - Copy

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM