afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
7:21 pm | Posted by

Hambalyo:-Agaasimaha Warfaafinta Khaatumo State oo la magacaabay,{Nuqul}.

m-BoocameWarqad kasoo Baxday Xafiiska Madaxwaynaha Maamul Goboleedka Soomaaliyeed Khaatumo State Of Somalia Ayaa Waxaa Lagu ShaaciyeyAgaasimaha Waaxda Warfaahinta Ee Wasarada Arimaha Bulshada Dawlad Goboleedka Khaatumo State Of Somalia.

Magacaabista Agaasimaha Waaxda Warfaahinta ee Wasaarada Arimaha Bulshada Ayaa Timi kadib Markii uu Madaxwaynuhu Lasameeyay Wadatishiyo Qoto Dheer Masuuliyiinka Maamulka khaatumo State of Somalia.

Maxamuud Maxamed Xasan (Boocame) Ayaa Loo magacaabay Inuu Yahay Agaasimaha Waaxda Warfaafinta ee Wasarada Arimaha Bulshada Khaatumo State.

Sidoo kale Maamulka Iyo shaqaalaha Shabakada Afbakayle ayaa Soo dhawaynaya Iyagoo Hambalyo udiray Agaasimaha Cusub iyagoo so dhawaynaya  Dhankooda  Digreetadan Kasoo Baxday Xafiiska Madaxwaynaha Laguna Magacaabay Agaasimaha Waaxda Warfaahinta ee Wasaarada Arimaha Bulshada Khaatumo State.

Warqad-Magacaabis

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM