afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
6:56 pm | Posted by

Qaar Kamida Haweenka Gobolka Sool Ee Khatumo Oo Maanta Lagu Soo Dhaweeyey Magaalada Buuhoodle,{Sawiro+Warbixin}

Haweenka gobolka Sool gaar ahaan magaalada Laascaanood, Oo galabta lagu soo dhaweeyay magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn haweenkan oo ahaa xubno ka tirsan Ururka Daryeel Dadka Iyo Dalka, Yaa waxaa soodhaweyn balaadhan u fidiyey xubno ka mid yaguna Ururka Daryeel Dadka Iyo Dalka xaruntiisa magaalada Buuhoodle.

Xubnahan Haweenka ah ee ka tirsan Ururkan ayaa usoo kicitimey inay ka qeyb qaataan sidii ay uga qeyb qaadan lahaayeen Shir-weynaha Beesha”Jaamac Siyaad” ee ka dhacaya magaalada Dan-dan oo ka tirsan gobolka Sool.

Waxaana siwayn u soo dhaweeyey haweenka gobolka cayn ee degmada buuhoodle,kulan kula yeeshay aqalka hooyoyinka khaatumo ee magaalada buuhoodle waxayna kawada hadleen arimo dhawro sidii ay uga qay qaadan lahaayen midaynta iyo xoraynta deegaanada khaatumo state kaalinta ay ku leeyihiin,kulanka oo ahaa mid saacado socdey ayaa gabagabadii ku soo dhamaadey is afagarad.

 

 


















 

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM