TVga Qaranka Somalia Oo Soo Daayey Xafladii Khaatumo State Ee Toronto-(Daawo+Video)
Telefishanka qaranka Soomaaliyeed ayaa laga soo daayey barnaamij gaara oo ka hadlaya xafladii xuska Khaatumo State,ee lagu qabtay magaalada Toronto, Canada.
Toronto waxay kamid ahayd magaalooyinkii sida weyn looga xusay sanadguuradii koowaad ee maamulka Khaatumo State.
