afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
  • tacsi
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • tacsi
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
1:10 pm | Posted by

Daawo+Video:-Madax Wayne Axmed Karaash Oo Waxyaabo badan OO xaasaasi ah Kahadlay

Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash)oo Kamida Golaha Madaxtooyada Maamulka Khaatumo State Ayaa wuxuu Ka Hadlay Arimo badan oo Quseeya Xaalada Deegaanka Khaatumo & Guud ahaan Dalkeena Somaaliya.

Madaxwayne Axmed Cilmi Cismaan Ayaa Wuxuu Siwayn Usoo Dhoweeyay Digniintii Dawlada Ingiriisku Dhawaan Kasoo Saartay Xasilooni Darada Deegaanada Maamulka Siilaanyo Hogaamiyo, Oo Sheegay Inay Horay Ugaayeen Inaytahay Goob Argagixiso.

Madaxwayne Karaash Ayaa Fariin Culus Udiray Bulsahada Khaatumo ee Kusugan Burco iyo Hargeisa Wuxuunu Ugu Baaqay Inay Si Deg dega Uga Soo baxaan Goobahaas Dawladaha Caalamku Ka Dayriyeen.

Sidoo Kale Mudane Karaash Ayaa Ka hadlay Dirbaaxadii Xooganayd ee Lagu Dhuftay Maleeshiyada Maamulka Siilaanyo ee Duulaanka ku Ah Deeganada Khaatumo State, Wuxuuna Sheegay In Ciidamada SNM Ay Ubadan Yihiin Ragii  Alshabaab ee soo Firxaday.

Ugu Danbayntii Ayaa Madaxwaynaha Wuxuu Muujiyey Doorka Bulshada Khaatumo Kaga Jirto Midnimada Soomaaliya, Wuxuuna Sidoo kale ka Hadlay War Aan Haboonayn oo Dhowaan Baxay Iyo Arimo kale oo Xaasaasiya.

Halkan Ka dhagayso Hadalka Madax Waynaha

video

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM