Shacabka Laascaanood Oo Soo Dhaweeyay Go,aanka Dawladda Ingiriiska Taageeryna Aqoonsiga Mareykanka Ee Soomaaliya (Daawo+Video)
Dadweynaha magaaladda laascaanood ayaa soo dhaweeyay go,aanka dawladda ingiriiska oga digtay dadkeeda inay u safraan magaalooyinka somaliland oo lagu tilmaamay inay hoy u yihiin Argagixisadda.
qaar kamid ah dadweynaha magaaladda laascanood oo migarafoonka Wariyayaashaa laascaanood la dhex qaaday ayaa dadka aan ra,yiga ka qaadnay qaarkood sheegay in lacagihii ay bixin jireen dawladda ingiriiska ee loogu tala gali jiray waxbarashadda iyo caafimaadka u adeegsan jireen hub ay ku gumaadeen shacabka degaanadda khaatumo