afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
  • tacsi
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • tacsi
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
12:36 pm | Posted by

Banaanbax Oo Lagaga Soo Horjeeday Hadalkii Kasoo Yeedhay Faroole Oo Kadhacay Magaalada Buuhoodle (Sawiro + Warbixin)

Waxaa Maanta magaalada buuhoodle kadhacay isu soo bax balaadha oo ay isu gu soo baxeen bulshaweynta kudhaqan magaalada buuhoodle sida culimo awdiinta waxgardaka ururada haweenka iyo madax katirsan maamulka khaatumo oo uu hormuud ka ahaa madaxweynaha maamulka khaatumo maxamed yuusuf jamac (indho sheel)

isu soo baxan ayaa waxaa lagu canbaaraynayey hadal kasoo yeedhay   oday Faroole

Hadalkaas  Oo Ahaa In Maamulda Snm Iyo Ssdf Aygalayaan Hishiis Ayna dhici Karto Haday Is afgartaan  Hesiiskan Hoose Ee Aywada Leeyihiin inay meel kasoo wada jeesanayaan islana Go,ayaan  Go,aana kaqaadanayaan dawlada faderaalka .

hadalkan ayaa waxaa si kulul uga jawaabay madaxweynaha maamulka khaatumo Maxamed Yuusuf Jaamac (indhasheel)

isaga oo sheegay madaxweynuhu in uusan Faroole matalin Umada Kunool putland Shacabka Reer Putlana Ay Yihiin dad Jecel midnimada somaliya .

sidoo kale waxa uu madxweynahu maah maah usoo qaatay Dameerku Markuu Ciyo dadku Shaydaanka Ayey Iska Naaraan Hadalka Faroolana Waxa Uu Udhigan Yahay Dameer Ciyey Waxaana Ugu Baaqayaa Shacabka Uu Usheeganayo Madxweynaha Inay SHaydaanka Kanaaartaan Dameerkaa Ciyey .e1`

Dhanka Kale Waxaa madasha Kahadlay Agaasimaha Wasaarada Arimha Gudaha Ee Maamulka Khaatumo Maxamud Sh Cumar Isaga Oo Guubaabiyey Shacabka Reer Putland Inay Iska Qabtaan Waxii Nabdgalyadooda Wax udhimaya

halkan ka daawo sawiro

 

 

DSC03002DSC03004DSC03007DSC03011DSC03018DSC03021DSC03024DSC03027DSC03041DSC03047DSC03056DSC03059DSC03061DSC03062DSC03066DSC03070DSC03072DSC03079DSC03081DSC03082DSC03083DSC03085

 

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM