Waxaan akhristayaasheena ogeysiinaynaa in caawa saacadda markay tahay 09.00 fiidnimo aad daawataan barnaamij xiiso leh oo ka hadlaya dhinacyo fara badan, oo ku saabsan wareysi lala yeeshay Faysal Cali Waraabe. Halkan Ka Daawo Video:
Posted in Wararka | Read More »
Taliyaha Guutada Danab ee Ciidamada Khaatumo State Farxaan maxuud xirsi Kana Howl Gash Aaga Gobolka Sool Ayaa Warbixin Dheer Kabixiyey Dagaal Culus Oo Xalay 4:00 Subanimo ay lagaleen Ciidamada Jabhada Siilaanyo Duleedka magaalada Laascaanood. HALKAN KA Riix Oo DHEGAYSO DAGAALKII LAASCAANOOD
Posted in Wararka | Read More »
Caasimadda Khatumo State Ee Taleex ayaa Maanta lagu soo gabagabeeyay kulan maalmahan u socday gudiga imtixaanaadka Dugsiyadda sare Iyo Kuwa Hoose / Dhexe ee maamul Goboleedka Khatumo State Of Somalia . Hadaba halkan Ka Daawo Sida uu u dhacay Kulankaasi oo uu ka hadlay Madaxweynaha Khatumo state iyo Wasiir Ku xigeenka Arimaha Bulshadda iyo agaasiamahda [...]
Posted in Wararka | Read More »
Ra’iisul wasaaraha jamhuuriyadda Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa lagu soo dhoweeyey garoonka dayuuradaha ee magaalada Garoowe ee xarunta gobalka Nugaal. Wafdigan ayaa waxaa garoonka dayuuradaha ee Garoowe ku soo dhoweeyey madax ka tirsan maamul goboleedka Puntland oo uu ka mid ahaa madaxweyne ku xigeenka maamulkaas Cabdisamad Cali Shire iyo dad [...]
Posted in Wararka | Read More »
Madaxweynaha Jabhadda SNM Axmed Siilaanyo ayaa safar aan ujeedadiisa la garanayn Berri si kadis ah ugu bixi doona Dalka Boqortooyadda Ingiriiska halkaas oo uu ku suganyahay Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamud. (Allxudun) Siilaanyo ayaa la filayaa Inuu la kulmi doono Madaxweynaha Somaliya inkastoo uu qorshaha uu London u imaanayo ay ka mid tahay inuu la [...]
Posted in Wararka | Read More »
Jaaliyadda Khatumo state ee wadanka koonfur africa ayaa kulan ku qabsatay magaaladda johannesburg kulankani oo ka dhacay Hotel Bismillah Ee magaalada johannesburg ayaa arimo badan lagaga halday Kulankaasi. Kulankani oo ay jaaliyadu isku xogwaraysanaysay ayaa arimo badan lagusoo qaaday oo ay kamid ahaayeen sidii ay jaaliyadda khatumo state ee wadankani South africa u noqon lahayd [...]
Posted in Wararka | Read More »
Jaaliyada Khatumo State of Somalia ee Magaaladani Johannesburg ayaa Maanta ku booqatay Xildhibaan Yousuf xasan Cusbataalka “Milpark” ee Magaaladda Johannesburg . Xildhibaanka yousuf Xasan Ayaa Dhowaan ayaa qarax bombo gacmeeda lagula beegsaday xilli uu ku sugnaa masaajidka Al-hidaaya ee xaafadda Islii xildhibaanka oo laga soo doorto degmada kamakunji ee xaafada islii ee somalidu kubadan tahay [...]
Posted in Wararka | Read More »
Qoraalkan oo xambaarsan taariikh iyo macluumaad muhiim ah waxaan ku cadaynayaa cidda ugu weyn ee ay eersanayso JaamacaddaNugaalUniversityee ku taal Magaalo Madaxda laascaanood ee Gobolka Sool oo aad mooddo inay iminka ragaad ku jirto. Qaybta koobaad ee daraasaddan waxaan hal-kudhig u ah Geeddigii Horu kaca ahaa Halkee Buu ka Dheeliyey!? Aasaaskii jaamacadda JaamacaddaNugaalUniversitywaxaa la [...]
Posted in Fikaradaha,Wararka | Read More »
Jariiradda Onlinka ee hoyaalay oo dhawaan hawada soo gashay waxay xoogga saaraysaa dhinaca daraasaadka iyo suugaanta Soomaalida. Wixii qoran baa quruuma hadhee, muxuu hadal qiimo leeyahay. Dhinacyada daraasadaha ay soosaarto jariiradda Onlinka ee Hoyaalay.com waxaa ka mid ah: Odoroska dhaqaalaha iyo arrimaha bulshada Odoroska siyaasadda iyo istaraatiijiyadda Odoroska suugaanta yoolka leh Odoroska kasmooyinka iyo [...]
Posted in Fikaradaha,Wararka | Read More »
Mudooyinkee u Dambeysay ayaa Waxaa Yaraa Dhaq dhaqaaqii Socdaalka Ee Soomaalida Ku Nool Wadanka South Africa Ku aadi Jireen Wadanka Soomaaliya Kadib Markii Dowlada South Africa ay Joojisay Sharciyadii ay Ku Bixijireen Dadka Soomaalida ah ee Ku Nool Wadanka South Africa. Dhalinyaradaan Ayaa Mudooyinkii u Dambeeysay Waxa ay aad Ugu Soo Badaneeyn Magaalooyinka [...]
Posted in Wararka | Read More »