afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
“Author Archive”
Stories written by ducaale

Maxkamadda sare ee Kenya oo ka hor timid Qabqabashada Qaxootiga

Maxkamadda sare ee Kenya ayaa ka hor-timid qorshaha khasabka ah ee dowladda ay ku dooneyso inay magaalooyinka dalkeeda uga saarto kumannaan qaxooti Soomaali ah oo diiwaan-gishan, kuwaas oo la rabo in dib loogu celiyo xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab iyo Kakuma. Qaalliga maxkamadda sare David Majanja ayaa joojiyay go’aankii dowladda Kenya ka soo baxay December 18, [...]

Posted in Wararka | Read More »

Soomaali Badan oo Maalin Walba ka Tagaya Dalka Kenya (Xagee Aadayaan)?

Tan iyo markii dowladda Kenya ay ku amartay Soomaalida ku nool dalkeeda inay isaga baxaan magaalooyinka oo ay aadaan xeryaha qaxootiga, waxaa kororay tirada dadka u laabanaya Soomaaliya. Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Maxamed Cali Ameeriko ayaa Warbaahinta u sheegay in dad lagu qiyaasay 400 oo qof ay maalin kasta ka dhoofaan garoonka diyaaradaha [...]

Posted in suugaanta,Wararka | Read More »

Dadka reer puntland oo karah-saday faroole iyo Dirkiisa

Waxaa marba marka ka danbeysa isasoo taraya baaqyada ay jeedinayaa dadka reer puntland kuwaas oo khaati bilaahi katagan faroole iyo caruurtiisa siyaasiyiin odayaal dhaqameedo dhalinyaro culima owdiin Ayaa iminka ku baraa rugay fidmada faroole kawada deegaanada uu hada maamul waxaana ay cod dheer ku sheegeen dadkaasi oo ay kamid yihiin, Siyaasiyiintaan iyo wax garadkaan oo [...]

Posted in Wararka | Read More »

Isku Aadka Champion Leage oo la sameeyay, Yaa isku aaday

Waxaa goordhow lasoo gaba gabeeyay isku aadka horyaalka qaarada Yurub ee Champion Leage iyadoona kooxo waa weyn ay isku aadeen. Arsenal ayaa ku aaday Bayern Munich, halka Man United ay ku aaday Real Madrid, sidoo kale Barcelona ayaa ku aaday Kooxda AC Milan. Valencia ayaa ku aaday Paris Saint-Germain, halka Kooxda Shakhter Donestk ay kulan [...]

Posted in Ciyaaraha | Read More »

Ibnu Hashim baanu nahay,mayee Irir baanu nahay,waar maahee iminka laga bilaabo Ibnu Axmed baanu nahay, iidoor sal fududaa wuxuu sugayo muu Dhowro warbixin Daahir alasaw ka qoray Siilaanyo

Waar ka leexda waa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland,waar ka leexda waa Mujaahid Siilaanyo,waar ka leexda waa Dr Phd bilaa waxbarasho ka qaatay Jaamacada Camuud. Waa duulnay,dayaxaanu gaarnay, aqoonsigii inyar buu noo jiraa, Telefishinka CNN China ayaa maanta baahiyay Safarka Madaxweyne Siilaanyo. Diyaaradii Mujaahidka waday baa Diridhabe u hoyatay oo Airport-ka Boli shanta galabnimo waa la xiraa, [...]

Posted in Wararka | Read More »

ogaysiis muhiim ah shabakada wararka ee www.jidbaalenews.com oo sitoos ah hawada u soo gashay

insha wararka soomaaliyeey ee www.jidbaalenews.com ayaa iminka kawada soo gashay waxaana halkaasi aadka helidoontaa warar, warbixino, waraysiyo, aad ka heli doontaan hadaba noqo Qofka u Horeeya ee Booqda Shabakada, Wararka ee www.jidbaalenews.com oo aad kaheli doontaa wararkii ugu danbeeyay ee soomaliya iyo caalamka waana warbaahin soomaaliyeed oo dhex dhexaad ah kuuna soo gud binaysa warar [...]

Posted in Wararka | Read More »

Kooxda chalsea ayaa si rasmi ah u caydhisay tababarihii lay linayay ee Roberto kadib guuldaradi xalay

Kooxda chalsea ayaa si rasmi ah u caydhisay tababarihii lay linayay ee Roberto matteo ka gadaal guul daradii xalay kasoo wajahday juventus taasoo ku riixday masuuliyiinta reer chalsea inay si lama filaan ah u cay dhiyaan  tababarihii reer talyaani ee metteo   Waxaan beryahanba laysla dhex marayay in metteo la caydhin rabo waxaan goor dhawayd [...]

Posted in Ciyaaraha | Read More »

barcelona oo jiidhay sportik moscow ciyaartii xalay

Kooxda ka Dhisan Dalka Spain ee Barcelona  ayaa noqotay Kooxtii ugu Horaysay  ee Xaqiijisatay inay ugubtay wareega 16 ee horyaalka reer yurub ee Championka ka gadaal markii ay jiidhay Kooxda  sportakMoscowBarcelona  ayaa ugu awood sheegatay  spartak Moscow saddex iyo waxba Waxaana ciyaarta maamulay say kooxda reerspain  taaso kala dhantaashay  rajadii ay  lahayd spartak , Mucjida [...]

Posted in Wararka | Read More »

barcelona oo jiidhay spartak moscow ciyaartii xalay

Kooxda ka Dhisan Dalka Spain ee Barcelona  ayaa noqotay Kooxtii ugu Horaysay  ee Xaqiijisatay inay ugubtay wareega 16 ee horyaalka reer yurub ee Championka ka gadaal markii ay jiidhay Kooxda  sportakMoscow Barcelona ayaa ugu awood  sheegatay  spartakMoscow3 iyo waxba   Waxaana ciyaarta maamulay say kooxda reer spain taaso kala Dhantaashay  Rajadii ay  lahayd Spartak , Mucjida gaaban [...]

Posted in Ciyaaraha | Read More »

Madaxweynaha Somalia oo xil culus u magacaabay Dahir calasow

Madaxweyne Hassan Sheekh Mohamud Alasow ayaa Dahir Abdulle Alasow u magacaabay Agaasime ku xigeenka Sirdoonka Qaranka sida lagu sheegay Wareegto ka soo baxday Madaxweynaha. Xil magacaabista Dahir Alasow ayaa ku beegan xilli maalmo ka hor loo magacaabay Wasiirka Warfaafinta dhalinyarada iyo Ciyaaraha Galmudug State of Somalia. Saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Somalia ayaa laga soo xigtay [...]

Posted in Wararka | Read More »

Next Page »
  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM