“Author Archive”
Shirwaynihii Beesha Jaamac Siyaad ayaa maanta si toos ah uga Furmay magaalada Dan-Dan oo ka tirsan Gobolka Cayn. Shirkan ayaa waxaa kasoo qayb galay qayabaha kala Duwan ee Beeshaasi oo ka kala yimi Gobollada Sool iyo Cayn.
Posted in Wararka | Read More »
Ardayda maxadka culuunta iyo diiniga ee Al Furqaan Ee Magaalada Buuhoodle Qaybta Habeenkii Ayaa waxaa Gababo Umaraya imtixaankii Maxadkaasi ardayda imtixaankani ugabagaboobayo ayaa ah ardayda habeenkii waxkabarata maxadkani iyada oo dhinaca kale subaxii ay arday kale galaan maxadka ardaydan maxadka habeen kiii dhigata ayaa ah kuwa maamlinkii mush quulsan sida ganacsatada, hooyooyinka, ardayda waxkabarata dugsiyada [...]
Posted in Fikaradaha,Wararka | Read More »
Xafladan oo ahayd mid lagu soo dhoweynayey qaar kamida macalimiinta wax ka dhigi doona jaamacada bariga afrika faraceeda Magaalada Buuhoodle ayaa galabta ka dhacday isla xarunta Jaamacada ee Magaalada Buuhoodle, iyadoona xafladani ay kasoo qayb galeen Qaar kamida Isimada deegaanada sool, sanaag, iyo cayn, Waxgarad, Aqoon yahano, Siyaasiyiin, Culumo awdiin, Qurba joog, Mas’uuliyiin ka tirsan [...]
Posted in Fikaradaha,Wararka | Read More »
Waxaa magaalada Garoowe ku Geeriyooday alle ha u naxariistee Axmed Bile Xasan Mahad anaga oo ah dadka hoos ku qoran waxaanu tacsi u diraynaa dhamaan Eheladii uu ka geeriyooday alle ha u naxariistee Axmed Bile Xasan Mahad isgana waxaanu ilaahay uga baryaynaa in ilaahay janatul Fardawsa Geeyo. Wariye axmed Maxamed Nadiif Cabdiqani Maxamed Nadiif Hindi [...]
Posted in Wararka | Read More »
Qaar kamid ah qurba joogta kasoo jeeda deegaanada Sool, Sanaag, iyo Cayn ee ku sugan Magaalada Buuhoodle ayaa maanta booqasho ku tagay Jaamacada Bariga Afrika faraceeda Magaalada Buuhoodle, iyadoona qurba joogta ay halkaasi xaflad heersaraa ugu sameeyeen Gudoomiyaha Jaamacada Bariga Afrika faraceeda Magaalada Buuhoodle Dr. C/shaafi Axmed Cali, qaar kamid xubnaha Bard-ka Jaamacada Bariga Afrika [...]
Posted in Wararka | Read More »
Garoonka diyaaradaha ee Magaalada ayaa waxaa maanta lasoo gaadhsiiyey qaar kamid ah qalabka lagaga shaqeeyo garoomada diyaaradaha kaas oo ah ruglayda lagu simo guud ahaanba jayga iyo ciida garoomada, waxaana qalabkani garoonka diyaaradaha diyaaradaha ee Magaalada Buuhoodle soo gaadhsiiyey mulkiilayaasha shirkadda dhismaha ee Mataanaha oo ka jira Deegaanada is maamulka soomaali itoobiya kana soo jeeda [...]
Posted in Wararka | Read More »
Waxaa la ogeysiinayaa Jaaliyadda khaatumo ee ku dhaqan wadanka imaaraadka carabta inay kasoo qayb galaan shir muhiima oo lagaga arinsanayo xaaladaha kasoo cusboonaaday Gobolada ama Deegaanada Khaatumo State Of Somalia, Hadaba waxaa Jaaliyada khaatumo State ee ku dhaqan wadanka imaaraadka carabta ee ka kooban rag iyo dumarba laga codsanayaa in ay shirkaas kasoo qayb galaan kaas oo lagaga [...]
Posted in Wararka | Read More »
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Addis Ababa ee Caasimada Itoobiya, halkaasoo si weyn loogu soo dhoweeyay Madaxweynuhu. Garoonka Diyaaraha ee Bolle International Air Port ayaa Madaxweynaha waxaa ku soo dhoweeyay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn, Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, Wasiiro ka tirsan Xukuumada Itoobiya iyo Safiirada [...]
Posted in Wararka | Read More »
Qaar kamid ah Ciidamada Maamulka Khaatumo ee sida gaarka ah u taba baran kuna sugan gudaha Magaalada Buuhoodle iyo jiidaha hore ee lagala wareegay malayshiyada taagta daran ee SNM ayaa habeenimadii xalay ahayd koormeero kala duwan ku tagay jiidaha ku yaala Gobolka Cayn iyo Deegaano badan oo ka tirsan Gobolka Cayn, kadib markii ay malayshiyada [...]
Posted in Wararka | Read More »
Waxaa Loogu Baaqaya Umada Muslibiinta Ah in ay ka qaybqaataan caawinta abaha dhibanaha ah oo mudo gaadhaysa 6 sano ku tabaalaysnaa gudaha magaalada buuhoodle . hadaba waxaa umada somaliyeed meelkastoo ay joogaan laga codsanayaa in ay dhibanahan somaliyeed ay gar gaar binaadanimo ah ufidiyaan iyagana illaahay waxsan hagu badalo meesha ay kasoo bixiyaan . Hadaba [...]
Posted in Fikaradaha,Wararka | Read More »