“Author Archive”
Stories written by uganda
Kooxda Manchester United ayaa sii xajisatay hogaanka horyaalka Premier League ka dib markii ay 2-0 kaga badiyeen kooxda West Brom oo marti ugu aheyd garoonka Old Trafford. Manchester United ayaa hogaanka ciyaarta qabatay daqiiqadii 9aad markii Shinji Kagawa uu kubad si qatar ah ugu dhigay Ashley Young kaasoo kubad uu dhanka bidix ee diilinta ganaaxa [...]
Posted in Ciyaaraha | Read More »
. AC Milan macalinkeeda Massimiliano Allegri ayaa sheegay in kooxda ay ku qasbantahazy in weeraryahan badalo Alexandre Pato la keeno kooxda hadii laacibkan la iibiyo bisha January. Waxa uu sheegay in weeraryahanada kooxada Rossoneri uhari doona ee Stephan El Shaarawy, Giampaolo Pazzini iyo M’Baye Niang aysan ku filnaan Karin kooxda ayna u bahnan doonana cawimaad [...]
Posted in Ciyaaraha | Read More »
Dowlada Liibiya ayaa amar adag kusiisay ciidamada ilaalada Xuduudaha Dalkaasi in nolosha laga toogto Tahriibayasaha Dalkaasi soo galaya hadii ay arkaaan iyo waliba kuwa kasii baxaya Dalkaasi. Mudooyinkii damb e ayaa dalka Liibiya waxaa gaarayay Thariibnayaal aad u fara badan oo Soomaali u badan kuwaa oo ka galayay dalkaasi Xadka Sudan ay lawadaagto Liibiya iyagoona [...]
Posted in Wararka | Read More »
Kooxda Manchester United ayaa hogaanka horyaalka Premier League ku qabatay 7 dhibcood ka dib markii ciyaar adag ay 4-3 kaga badiyeen kooxda Newcastle oo marti ku aheyd Old Trafford. Kooxda hogaanka u heysa horyaalka Ingariiska ayaa ku soo gashay iyagoo bedel ku sameeyay dhowr ciyaaryahan oo ku soo bilowday kulankii axadii ee Swansea, iyadoo Wayne [...]
Posted in Ciyaaraha | Read More »
akhristeyaashena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineynaa sawirada kulankii uu madaxweynaha la qaatay Jaaliyadda Soomaaliya iyo sidii looga soo sagootiyay magaalada Kambaala ee caasimada wadanka Uganda
Posted in Wararka | Read More »
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Sawirrada Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo Ammaanka Qaranka oo maanta kormeeray deegaanno ka tirsan gobolka Shabeelada Hoose gaar ahaanna deegaanno hoosyimaada degmada Afgooye.
Posted in Wararka | Read More »
Mustaqbalka tababaraha kooxda Real Madrid Jose Mourinho ayaa mar kale shaki la gelinayaa, iyadoo ay soo baxayaan in laga yaabo inuu tago kooxda Los Blancos dhamaadka xilli ciyaareedkan. Real Madrid ayaa 16 dhibcood waxa ay ka dib dhacday kooxda ay xafiiltamaan ee Barcelona horyaalka La Liga, waxaana ay taasi keentay inay sii kordhiso cadaadiska saaran [...]
Posted in Ciyaaraha | Read More »
Isku aadka Europa League ee wareega 32da iyo 16ka ayaa maanta la qabtay, iyadoo ay ka soo baxeen kulamo xiiso leh. Kooxda shanta jeer ku guuleysatay Champions League ee Liverpool ayaa wajihi doona wareega 32da ee Europa League kooxda Ruushka ee Zenit. Kooxda ku guuleysatay Champions League ee Chelsea oo ku soo hartay wareega group-yada [...]
Posted in Ciyaaraha | Read More »
Laba qaraxyo ayaa waxay goor dhaw ka dhaceen aafafkahore ee Masaajidka Al Amiin ee Wadada Juja, oo dacalka ku haaya Xaafada Islii ee Magaalada Nairobi. Qaraxyada oo u muuqdo kuwo loo adeegsadaybambooyinka nooca laga tuuro, ayaa waxay ka dhaceen aafafka hore ee Masaajidka Al Amiin, iyadoo ay jiraankhasaarooyin ka dhashay. Ma cadda in qaraxaan loola [...]
Posted in Wararka | Read More »
Jack Wilshere, Alex Oxlade-Chamberlain iyo Aaron Ramsey ayaa ka mid ah shan ciyaaryahan oo Arsenal u saxiixay heshiisyo waqti dheer, sida ay shaacisay xilli dhow Arsenal. Seddexda ciyaaryahan ayaa mustaqbalkooda u hibeeyay kooxda ka dhisan waqooyiga London iyagoo saxiixay heshiisyo cusub, iyadoo Kieran Gibbs iyo Carl Jenkinson ay yihiin labada ciyaaryahan kal ee iyagana saxiixay [...]
Posted in Ciyaaraha | Read More »