afbakayle.com » Ciyaaraha

VIDEO QOSOL BADAN: Goolhayaha ugu khaladka badan dunida
Goolhaye Yen Bazak ee u dhashay dalka Slovenia ayay u aheyd shalay maalintii ugu xumeyd noloshiisa ee dhanka ilaalada goosha iyadoo qaladaad aan goolhaye laga filan karin uu sameeyay .

Sedex qalad oo aad u liita oo uu galay ayaa keenay in kooxdiisa looga reeyo 4/1 ,

HALKAN RIIX OO DAAWO QALADAD QOSOL BADAN

Ceerigaabo:- Agoomaha Ceerigabo oo ciyaar kubada cagta ahi dhexmartay(DAAWO+SAWIRO)
Ciyaar kubada cagta ah oo dhexmartay laba kooxood oo ka mida agoomaha Ceergaabo

Dhaqaalaynta agoonta waxay ka mid tahay akhlaaqda ugu wanaagsan islaamka ee rasuulka (S.C.W)

sida aadka ah uga hadlay, wuxuu sheegay Nabiga (S.C.W) in qofka kafiisha agoon ee barbaariya inay

Janada wada galayaan iskumar.

Nebigu (S.C.W.) wuxuu yiri: “Aniga iyo kan agoonka daryeela, waxynu gali Jannada innagoo sidaa oo

kale ah” wuxuuna kor u qaaday fardhexada iyo murugsatada oo simay oo isu dhaweeyey. (tusaale

ahaan). (Bukhaari)

Nebigu (S.C.W.) wuxuu yiri: “aniga iyo kan daryeela agoonka, xigto ha la ahaado, ama shisheeye ha ka

ahaadee waxaanu ahaan doonnaa sida labadaa Jannada dhexdeeda; weriyaha xadiiska nabiga ka soo

xigtay (oo ah Maalik bin Anas) wuxuu kor u taagay fardhexaada iyo murdisada oo simay si uu

arrintaasi u muujiyo”. (Muslim)

Haddaad rabtid inaad ka qayb qaadatid wax u qabashada agoomaha ceergaabo,Wixii Faahfaahin

dheeraada fadlan kala xidhiidh.

Somalia

Keyse Abdi Qodax: 00252907776498, 0014153294656

USA

Yaasiin Ali: 006513674560

Abdulqadir Osman: 0016125011032

UK

Abdullahi Ahmed: 07894252563

DAAWO+VIDEO:- Xiddig Dabaalnimo qaaday oo ebid laga mabnuucay inuu u safto Qaran caan ah , muxuu sameeyay ?
Xiddiga Qaranka Giriiga iyo kooxda AEK Athen ee horyaalka dalkaas Georgios Katidis ayaa ebid waxaa laga mabnuucay in uu mar dambe u safto xulka Qaranka Giriiga ka dib markii Xiddigaan uu ku dabaaldagay Salaanta Naazigii Hitler ee dalka Jarmalka .

Halkan Riix Oo Daawo Sida Wax U dhaceen

Nigeria oo ku guuleysatay koobka qaramada Afrika
Xulka Nigeria ayaa ku guuleystay koobka qaramada Afrika markii sadexaad abid ,kadib markii ay guul cariiri ah ka gaarance xulka Burkino faso.

Nigeri oo koobkan horey uqaaday sanadihii 1980 iyo 1994 ayaa caawa 1-0 kaga adkaatay xulka Burkino Faso .

Labada wadan ayaa soo bandhigay qaab ciyaareed wanaagsan inkastoo Nigeria ay xoogaa ka fir fircooneed Burkino Faso .

Xulka Nigeria ayaa goolka uga mahad celinaya xidigooda Sunday Mba oo udhaliyay daqiiqadii 40 aad ee qeybtii hore.

Xidigaha Burkino Faso oo markii ugu horeysay soo gaaray Final-ka koobka qaramada Afrika ayaa isaga dhex ilmeeyay garoonka markii lagu dhawaaqay seeriga ciyaarta.

Macalinka xulka Nigeria Stephen Keshi ayaa noqday ninkii labaad oo ku guuleysta koobkan isagoo ciyaariyahan ah iyo isagoo macalin ah kadib xidigii hore ee Masar Mahmoud Al Gohari.

Madax kala duwan ayaa ka soo qeyb gashay ciyaartaan Final-ka ,waxaana dabaal dagayo waa weyn ay hada ka bilaawdeen magaalooyinka Lagos iyo Abuja ee wadanka Nigeria

WARBIXIN: Cayaartoyda La kala iibsaday, ka hor inta uu xirmin suuqa (SAWIRRO)
Kooxda QPR ayaa si rasmi ah ula soo wareegtay daafaci kooxda Anzhi Makhachkala Christopher Samba.

QPR ayaa la sheegay in ciyaaryahankan reer Congo ee Samba ay kula soo wareegtay lacag dhan 12.5 milyan oo gini, waxaana uu qalinka ku duugay heshiis Afar sano iyo bar ah.

Christopher Samba ayaa shalay tijaabo caafimaad u maray kooxdisa cusub ee QPR, waxaana uu todobaadki mushaar ahaan u qaadan doonaa 100 kun oo gini.

Macalinka kooxda QPR Harry Redknapp ayaa sheegay inuu ku faraxsanyahay imaatinka Samba ee kooxda, waxaana uu tilmaamay in ciyaaryahanka uu ka caawin doono dhinaca daafaca.

Kooxda QPR ayaa haatan ku jirto kaalinat ugu hooseysa ee liiska kala horeynta horyaalka Premier League-ga ee dalka Ingiriska, waxaana ay khatar u tahay inay ku laabato kooxaha darajada labaad ee dalkaasi.

Dhinaca kale kooxda Arsenal ayaa la soo wareegtay daafaci kooxda Malaga Nacho Monreal.

Arsenal ayaa ciyaaryahankan heerka caalami ee xulka Spain kusoo iibsatay lacag dhan 8.5 milyan oo gini, lamina shaacin inta uu la egyahay qandaraaska uu kooxda u saxiixay.

Kooxda Stoke City waxa ay soo iibsatay goolhayihi kooxda Birmingham City Jack Butland, waxaana ay xaqiijisay inay kula soo wareegtay 4 milyan oo gini.

Goolhayahan oo shalay diiday inuu la hadlo kooxda Chelsea ayaa haatan lagu waramaya inuu kooxda Stoke u saxiixay heshiis Afar sano iyo bar, waxaana Stoke ay ciyaaryahanka amah kusiisay kooxda ay kasoo iibsatay ee Birmingham inta ka dhiman xilli ciyaareedkan.

Goolhayahan heerka caalami ee xulka England ayaa kooxda Birmingham ku biiray sanadki 2010, xilligaasi oo uu kasoo baxay cayaartoyda da’yarta ee isla kooxda Birmingham, waxaana uu kooxda u saftay 29 kulan.

Mustafa Xasan Cali

mustafaxasan737@hotmail.com

Ciyaaraha Qaramada Qaarada Afrika Oo Si Habsami Leh Uga Socda K/Afrika Ciyaarihii Xalay La Ciyaara Iyo Kuwa Caawa Dhici Doona(Warbixin+Sawiro)
K/Afrika(RBC Radio) Ciyaaraha Qaramada qaarada Afrika ayaa wali si habsami leh uga soconaya garoomada waaweyn ee dalka K/Afrika iyadoona habeenii xalay ahaa ay dheceen kulamo xiiso leh oo dhexmaray Guruubka D Waxaana kulan adag iskaga horyimid xulalka wadamada Ivory Coast iyo Tunisiya waxaana kulankaasi uu kusoo idlaaday natiijo aan lasii fileen kadib markii dalka Tuniisiya oo hal mar haysta koobkan ay cagta marisay Ivory Coast oo ku garaacday( 3-0) gool iyo waxba.

Ivory Coast ayaa Saddexda gool ka kala heshay xidigaha kala ah goosha ugu horaysa ayaa waxaa shabqa Tuniisiya ku hubsaday laacibikooda Girvinho daqiiqadii 21-waad waxaana goolka labaad raacsaday Y Toure oo daqiiqadii 87 dhaliyey goolkii niyada ka dilay xulka Tuniisiya waxaana Tuniisiya quusiyey daadkane raacsiiyey laacibka reer Ivory Coast Konan oo daqiiqadii 90-aad ka dhaliyey Tuniisiya goolkii dhiamshada waxaana Group-kan kasoo baxay wadanka Ivory Coasta oo u gudbay Wareega xiga isagoona Aruursaday dhibco gaaraya 6 dhibcood.

Xulka Ivory Coast.

Girvinho.

Xulka Ivory Coast oo u dabaaldagaya guusha ay gaareen.

Xulka Qaranka wadanka Tuniisiya ayaa boorsooyinkiisa ka xirxiranaya dalka K/Afrika  maadaama ay ka hareen ciyaaraha oo labadii kulanee ay ciyaareenba ay guul darro la hoydeen, dhanka kale waxaa ciyaar aday oo ka tirsan koobka qaramada qaarada Afrika ayaa dhexmaray habeenkii xalay ahaay xulalka kubbada cagta wadamada Togo Iyo Algeria oo uu dhexmaray kulan aad u adkaa ayaa waxa ay natiijadii ugu danbeyntii kusoo idlaatay (2-0)  labo iyo eber oo ay guushu ku raacday xulka qaranka wadanka Togo.

Laacibka reer Togo Adebayor

Waxaana goolasha u daah furay xulka Togo weeraryahankooda qatarta ah ee naadiga Tottenham Emmanual Adebayor oo qeybtii hore ee ciyaar gool uu dhaliyey hogaanka gacanta u galiyey xulka dalkiisa waxaana goosha labaad u dhilayey dalka Togo dhamaadkii ciyaarta  Dove Wome iyadoona sidaa dalka Aljeriya loogu dubtay 2 iyo waxba waxaana uu loolanka ugu adag dhecyaalaa wadamada Algeria iyo Togo oo wata min saddex dhibcood iyadoona Group-kan D  ay hada kasoo baxday Xulka Kubbada cagta ivory Coast oo leh 6 Dhibcood oo nadiif ah.

waxaana caawa jira kulamo kale oo xiisa badan kuwaas oo katitsan Groupka A oo ay ku wada jiraan wadamada South Africa,Marocco,Cape verde iyo Angola waxaana ay caawa isku arki doonaan wadamadu  Jasiirada Cape Verde ayaa ka hortagi doona Angola halka Koonfur Afrikane ay ka hortago doonto dalka Marocco waxaana ay tahay arinta xiisaha gaar ka ah leh in dhamaan afartan xulbay ay isku dhibco yihiin kuwaas oo dhamaantood wata min 2 dhibcood.

DAAWO SAWIRRADA:- Qalab Isboorti oo la gudoonsiiyay xiriirka Soomaaliyeed ee kubada kolayga iyo bilicda garoonka Luujino
Akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sawirrada qalab isboorti oo lagu wareejiyay maamulka Xiriirka kubbadda Kolayga Soomaaliyeed kaas oo uu ugu deeqay C/qani Jeenyo oo ka mid ahaa ciyaartooydii hore ee dalkeena.

Daawo Sawirada Mario Balotelli Iyo Macalin Mancini Oo Gacan Ka Hadal Uu Ku Dhexmaray Garoonka Tababarka.
Weeraryahanka Manchester City Mario Balotelli ayaa u muuqda in qilaaf isjiid jiid ah uu ku dhexmaray garoonka tababara isaga iyo tababare Roberto Mancini.

Labada nin ee u dhashay Italy waxaa dhexmaray isku dhac weyn oo keenay isjiid jiid badan.

Balotelli ayaa la rumeysan yahay inuu ka careysiiyay Mancini markii uu qalad xun ku galay saaxiibkiisa ay isku kooxda yihiin Scott Sinclair xilli ay tababar ku qaadanayeen garoonka tababarka kooxda ee Carrington.

Sawirka sare oo ay qaaday wakaalad dhanka sawirada ah ayaa la sheegay in la qaaday saaka iyadoo labada nin ay kala qabteen shaqaalaha kooxda iyo ciyaartoyda.

Manchester City ayaa diiday inay wax hadal ah ka yiraahdaan arintaan ugu danbeysay.

Weeraryahan Mario Balotelli oo 22 jir ah ayaa waxyaabo badan oo muran dhaliyay sameeyay tan iyo intii uu Manchester City kaga soo biiray Inter Milan.

Sawirada la qaaday ayaa muujinaya Mancini oo ku qeylinaya Balotelli ka dib markii uu qaladka galay isagoo ka jiid jiidaya funaanada tababarka, halka sawir kale uu muujinayo Balotelli oo uu celinayo qof ka mid ah shaqaalaha kooxda.

Ka dib isku dhaca oo ahaa mid aad u sareeyay Mario Balotelli ayaa isaga tagay garoonka Tababarka.

AKHRISO:-Liiska Tartanka Gooldhalinta Seddex Horyaal Ee Ugu Waa Weyn Yurub, Premier League, Serie A Iyo La Liga.
Iyadoo la galay sannadka 2013 islamarkaana la marayo kala bar inta badan horyaalada Yurub xilli ciyaareedkan, waxaan eegi doonaa seddexda horyaal ee ugu waa weyn iyo ciyaartoyda ku tartameysa xilli ciyaareedkan abaalmarinta gooldhalinta.

Horyaalka Ingariiska ayaa ah mid la isku dhegan yahay oo aan sidaasi loo kala fogeyn, islamarkana dhowr ciyaaryahan ay goolal tiro yar uun isku jiraan.

Liiska Gooldhalinta Premier League Xilli Ciyaareedkan Waa Sida Tan:

16 – Robin van Persie (Manchester United)

15- Luis Suarez (Liverpool)

13 – Demba Ba (Newcastle), Michu (Swansea)

10- Defoe (Tottenham)

9- Gareth Bale (Tottenham), Edin Dzeko (Manchester City)

8 – Aguero (Man City), Felliani (Everton), Fletcher (Sunderland), Chicharito (Man United), Lambert (Southmpton), Walcott (Arsenal)

Iyadoo isbuuca soo socda uu dib u bilaabanayo horyaalka Serie A ayaa hadana sidoo kale waxaa eegi doonaa sida uu yahay xaalka gooldhalinta, xiddiga asal ahaan ka soo jeeda Masar ee lagu naaneeso Fircoonka Yar una ciyaara AC Milan ayaana hogaanka u haya.

Liiska Gooldhalinta Serie A Xilli Ciyaareedkan Waa Sida Tan:

14 – El Shaarawy S. (Milan),

13 – Cavani E. (Napoli),

10 – Di Natale A. (Udinese), Klose M. (Lazio), Lamela E. (Roma),

9 – Osvaldo P. (Roma),

8 – Jovetic S. (Fiorentina), Milito D. (Inter),

7 – Denis G. (Atalanta), Hamsik M. (Napoli), Hernanes A. (Lazio), Pazzini G. (Milan),

6 – Bergessio G. (Catania), Bianchi R. (Torino), Gilardino A. (Bologna),Quagliarella F. (Juventus), Toni L. (Fiorentina), Totti F. (Roma).

Dhanka La Liga si la mid ah ayaa isna dib ugu bilaabanayaa isbuuca soo socda, waxaana gooldhalinta tiro badan ku haya xiddiga Barcelona Lionel Messi kaasoo sannadkii tagay ee 2012 ku dhameystay rikoor 91 gool ah.

Liiska Gooldhalinta La Liga Xilli Ciyaareedkan Waa Sida Tan:

26 – Messi (Barcelona) – Jariirada Marca oo bixisa abaalmarinta Pichichi ee gooldalinta waxa Messi u qortay 25 gool madaama mid ka mid ah goolashiisa ay ku tiriyeen mid la iska dhaliyay halka La Liga ay u qorayaan Messi 26 gool.

17 – Falcao (Atletico Madrid)

14 – Ronaldo (Real Madrid)

9 – Aduriz (Athletic Bilbao), Ruben Castro (Real Betis)

7 – Hemed (Mallorca), Higuain (Real Madrid), Negredo (Sevilla), Oscar (Real Valladolid), Postiga (Real Zaragoza), Soldado (Valencia), Vela (Real Sociedad),

6 – Aspas (Celta Vigo), Leo Baptistao (Rayo Vallecano), Piti (Rayo Vallecano), Villa (Barcelona)

5 – Adriano (Barcelona), Fabregas (Barcelona), Martins (Levante), Riki (Deportivo).

Daawo Sawirada Tartanka isu diyaarinta ciyaaraha kubada cagta Degmooyinka oo Muqdisho kafurmay.
Iyada oo lafilayo in magaalada Muqdisho ay ka dhacaan ciyaaraha kubada cagta ee ay ku tartamayaan degmooyinka gobalka Banaadir ayaa waxaa si xaasaasi ah uga furmay qeybo kamid ah degmooyinka gobalka tartamadii leesgu diyaarin lahaa.

Garoonka kubadda cagta ee degmada Howl-wadaag ayaa shalay galab waxaa si habsami leh uga bilaawday tartanka leesugu diyaarinayo tartanka kubada cagta ee gobalka Banaadir ee sanadkaan.

Tartankaasi waxaa furay gudoomiye ku xigeenka arimaha bulshada ee degmadaasi Cabdi Nuur Deerow oo ku dheeraaday wanaaga uu leeyahay Sport-gu waxaana ku tartami doono 16-kooxood oo kakala socda 16-ka laamood ee ay ka koobantahay degmadu.

Ciyaartii ugu horeysay waxa ay dhax martay labada kooxood ee Heegan iyo Hantiwadaag waxaana guushu ay 4-1 ku raacday kooxda Hantiwadaag.

Inta uu socdo tartankaasi ayaa waxa ay sheegeen xariirka kubadda cagta ee degmadaasi in ay kasoo xuli doonaan dhalinyaradii meteli laheyd degmada marka uu bilaawdo tartanka kubada cagta ee degmooyinka gobalka Banaaadir.