afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
Home » Fikaradaha You are browsing entries filed in “Fikaradaha”

Warbaahinta Khaatumo Oo Khayaali Ku Maaweelisa Shacabka Dhulbahante.

Xilliyadii warbaahinta casriga ahi ay ku soo bateen waddanka Soomaliya , dhamaadkii sagaashameeyaadka waxaa aad u hawlgalay idaacado iyo warbaahin loo adeegsanayo qalabka casriga ah ee Internetka, waxaana deegaanka Khaatumo aad looga hirgaliyey warfaafin ku hadasha afka shacabka. Waxaana ka mid ahaa Idaacadii Laascaanood ka hawlgali jirtay , webeb ay ka mid ahaayeen radiolaascaanod.com, widhwidh.com, [...]

Posted in Fikaradaha,Wararka | Read More »

Muqdisho -Mooshin Mamnuucan, Madax Macaawino miskiin Muudsata & Mudaharaad Maleegid !!W/Q Idiris A. Dooxa-joog

Dawladda Ay aqoonsiga siiyeen Reer Galbeedka dunnida ku aram ku taagleeya ee ay ugu yeereen waa dawlad Soomaaliyeed bal taasu ay xaqiiqda ka fog tahay maddaama dawladda Villa Soomaaliya fadhigeeddu yahay ay ku dhisan tahay qabyaalad ,qabyaalad ku dhisnaanshaheeddu waxa uu meesha ka saarayaa in ay ahaato dawlad danta dalka Soomaaliya qabata , qeexiddeeduna tahay [...]

Posted in Fikaradaha | Read More »

Maqaal: Maxaad kala socotaa Xasan Shaikh iyo Isbahaaysigiisa Kismaayo?.

Waxaan la moogayn, oo ummadda Soomaaliyeed inteeda samaha ka talisaa ka markhaati kaceeb , in reer Jubba land state tashteen, oo u dhaqaaqeen nabadayn iyo horu kac. Laakiin, Madaxweyne Xassan sheekh iyo Saaxiibkiis Saacid Abdi Faarax ayaa iyaga oo adeegsanaya lacagtii loo soo baaheeyey dalka Soomaaliya, gebi ahaanba u guntadey sidii ay dagaal lagu hoobto [...]

Posted in Fikaradaha | Read More »

Faalo:-kismaanyo oo noqotay xujadii xukunka .m, xasan sheekh

Dadka soomaaliyeed waxey isha kuwada hayaan sidey u maareyso kismaanyo df ee soomaaliya. marka aad fiiriso hadalada ka sooyeedha madaxda dowlada ugu sareysa waxaad moodaa  dad aan u bislaanin siyaasada iyo dad ey caadifad qabiili ah ku jirto, xasan sheekh waxuu yiri., reer baladweynow madax doorta ,kismaanyana anaa u sameyn., r.wasaarahana waxuu yiri.,maamul masameysan karaan [...]

Posted in Fikaradaha | Read More »

Maqaal:-Taariikhda ummadda yaan laga been sheegin

Taariikhkasta oo dal iyo dad leeyahay waa shay aad iyo aad qaali u ah xiligii ay dhacday ilaa xiliga hadba lajoogo waa midaan la qarin Karin ujeedkasta halaga lahaadee haddii cidi isku daydo in ay boorka ku duugto cidkalaa Alle u baxshaa oo boorka ka jafta. Haddaba waxaan rabaa in aan yara iftiimiyo taariikh ay [...]

Posted in Fikaradaha,Wararka | Read More »

Maqaal: Dhiidhiga Weriyayaasha Khaatumo iyo dhiig la’aanta jaaliyadaha.

Tanyo halgankii hubaysnaa ee ka jiray Gobolada Khaatumo  Waxaa jiray dad Badan oo lafdhabar u ahaa ama hormuud u ahaa horu Marinta Iyo dhiirigalinta shacabka Khaatumo  Waxaana Laga Xusikaraa oo Kow ka ah warbaahinta Khaatumo,oo ay ka mid yihiin , idaacado,Wabsetyo Iyo waliba mida Maqal iyo muuqaalka ah, oo ay shakhsiyaad dhalinyaro ah oo fir [...]

Posted in Fikaradaha,Wararka | Read More »

Maqaal: Jaaliyadda USP yaan lagu Fududaan Aaminaada Mudane Xasan Culusow.

Inta badan guud ahaan dadka Soomaaliyeed waxay ka siman yihiin arin caan ah oo dunida lafteedu ay ku ogtahay, arintaas ayaa ah caadifad kooban oo laga yaabo qofku wax uu Aaminsanaa ama diidana inuu si fudud uga qanco asagoon ka sal gaadhin. Waxaa arintan la xasuustaa inbadan marka khilaaf siyaasadeed ka dhaco Soomaalida siiba dawladda [...]

Posted in Fikaradaha,Wararka | Read More »

Ardayda Jaamacada Nugaal Ayaa Tahniyad Aroos u diraya Arooska Mustafe Mahamed Duulane iyo Marwadiisa Ayaan Khaliif Omar

Dhamaan Ardayda Dhigata Jaamacada Nugaal University gaar ahaan Teamka ‘NUSGED’ waxay tahniyad aroos udirayaan  mudane Dr:Mustafe Mahamed Duulane iyo Marwadiisa Ayaan Khaliif Omar oo arooskoodu ka dhacy gobolka sool magaalo madax diisa las-aanod 10/05/2013 Rufaaci Mohamud x.Khaliif Ilhaan Mohamud Ahmed Ilhaan Abdi Awke Anwar Mohamud x.Khalif Amal A/rashiid Esmail Amina A/raxman sulaiman Amina Sulaiman Mohamud [...]

Posted in Fikaradaha,Wararka | Read More »

MAQAAL;-Lama helo Dhalinyarooy waxaan ciddi u hawshoone

    Asalaamu calaykum Allaah ayaa mahad oo idil iska leh,nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad  korkiisa ha ahaato.naftayda iyo naftiinana waxaan idiin dardaar mayaa cabsida ilaahay( SWT) Waxaan salaan qaaliya usoo gudbinayaa dhammaan dhallinyarada Maamulka khaatumo meelkastoo ay joogaan, waxaan rabaa in ay ila  wadaagaan  arinta igu dhalisay qormadaan qanlinkana igu qaaday. Dhabta hadalka mar baad dhayal umoodaa [...]

Posted in Fikaradaha,Wararka | Read More »

Fadliga Akhriska Qur’aanka Kariimka (Qore Mohame Keenadiid)?

Bismilaahi Raxmaani Raxiim, Akhriste marka hore waxaan maantana kuu soo gudbinaya  xalqo kale oo aan ku eegayo barnaamijyadii taxanaha ahaa ee ku saabsanaa  arimaha Bulshada,waxaana maanta ku eegi doonaa Waxbarashada caruurta iyo isbadlka ku yimid waalidka. Sanadihii burburka waxaa isbadal ku yimid sida waalidka soomaaliyeed ula dhaqmaan waxbarashada Caruurta gaar ahaan mida diinta islaamka,taasi oo [...]

Posted in Fikaradaha,Wararka | Read More »

Next Page »
  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM