Home » Maqal & Muuqaal
You are browsing entries filed in “Maqal & Muuqaal”
Tan iyo markii madaxweynaha maamulka Jubbaland loo doortay Axmed Madoobe oo kamid ahaa siyaasiyiintii ugu cad-cadaa ee loo badinayey inay kusoo baxaan jagada madaxtinimo ee maamulka Jubbaland ayaa waxaa arintaasi afkaaro kala duwan ka bixiyey shacab weynaha Soomaaliyeed, Halkani Riix Dhagayso Video Shacabka Buuhoodle
Posted in Maqal & Muuqaal,Wararka | Read More »
Hay’adda Jamciyadda qurumaha ka dhaxeysa u qaabilsan dhinaca horumarinta ee UNDP, ayaa barnaamij xiiso iyo qiiro huwan ka diyaarisay is-beddelka cusub ee ka dhacay dalka Somalia iyo sida Soomaalida u aragto. Inkasta oo barnaamijka ay ugu magac dartay A New Somalia (Somalia Cusub), haddana waxa ay xoogiisa ama gebigiisba uga hadashay magaalada Muqdisho, maadama ay [...]
Posted in Barnaamijyad,Maqal & Muuqaal,Wararka | Read More »
Waxaa Maanta magaalada Buuhoodle Ka dhacay Kulan Xiiso badan oo Ay Soo Abaabuleen Dhalinyarada ku Dhaqan magaalada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka Cayn. Kualan kaan ayaa Loogu Diyaar Garoobayey maalinta Nadaafada Gobolada SSC ee Maamulka Khaatumo State, Waxaana Goobtaasi laga Soo Jeediyey Qudbado Xiiso badan. Dhamaan Shacabka Gobolada Iyo Degmooyinka Khaatumo State Ayaa looga Fadhiyaa inay [...]
Posted in Maqal & Muuqaal,Wararka | Read More »
Jaaliyadaha maamulada Awdal State, Maakhir iyo Khaatumo State ee magaalada London, ayaa maanta sameeyey,anaanbax ballaadhan oo lagaga soo horjeedo siyaasadda guracan ee Madaxweyne Xasan Culusow. Jaaliyadahan oo kasoo jeeda gobollada waqooyi ee Soomaaliya kuna midoobay ururka USP, ayaa kasoo horjeeda heshiiskii Ankara ee dhexmaray Culusow iyi Siilaanyo.. hoos ka daawo Video iyo Sawiro. HALKAN RIIX OO DAAWO [...]
Posted in Maqal & Muuqaal,Wararka | Read More »
Dad badan ayaa la yaaban sababta Al-Shabaab ay u disho shacabka gaar ahaan kuwa wax galka ah, xilli ay sheeganeyso inay u dagaalameyso diinta islaamka iyo koryeelkeeda. Waxaa taas fahmi kara kaliya dadka cilmiga iyo caqliga u saaxiibka ah sida Sheekh Yuusuf Aadan Maxamuud oo ka mid ah culimada ugu caansan uguna cilmiga badan Somalia. [...]
Posted in Barnaamijyad,Maqal & Muuqaal,Wararka | Read More »
HALKAN RIIX OO DAAWO BARNAAMIJ QURUX BADAN
Posted in Barnaamijyad,Maqal & Muuqaal,Wararka,Waraysiyada | Read More »
Daawo muqaalka filim cusub oo ka hadlaya facebook iyo sida ay u adeegsadaan dhalinta maanta jirta filim-kaan ayaa waxaa soo sameyay Durdur studio Ee Xaafada islii. Filmkaan ayaa ah short filim waxana uu soo baxaya gordhow lasoco yaanu ku dhafin mardhow qeeybahsiisa danbe. HALKAN RIIX OO DAAWO FILIM CAJIIB AH
Posted in Barnaamijyad,Maqal & Muuqaal,Wararka | Read More »
Halkan waxaad ka daawataan muuqaaladii aanu idinka soo qaadnay shirweynihii ay isugu yimaadeen maamulada kala ah Maakhir, Awdal iyo Khaatumo kaasi oo lagu qabtay magaalada London ee caasimada wadanka ingiriiska, shirkaasi oo cod ahna waxaad kala socon doontaa barnaamijka dhambaal culus, kaasi oo idin ku soo maqan…. riix halkan si aad u daawatid… HALKAN RIIX [...]
Posted in Maqal & Muuqaal,Wararka | Read More »
Nin Soomaali ku nool dalkaas New Zealand ayaa waxaa la sheegay inuu cabsi iyo jaahwareer ku abuurey dadka ku nool dalkaas ka dib markii uu tooreey ama mindi uu la dhexgalay dadka magaalada islamarkaana uu dhaawac u geystay ilaa iyo 2 qofood ilaa ay markii dambe ay booliiska toogteen ninkaas. Riix Halkaan Si Aad Muuqaalka [...]
Posted in Barnaamijyad,Maqal & Muuqaal,Wararka | Read More »
Xaflad Baladhan oo lagu maamusayey malainta saxafada Calamka Ayaa Lagu qabtay magaalada Nairobi Ee Caasimada Wadanka Kenya Iyadoona Xafladani ka Soo Qeyb galeen Qurba Jogta Saxafada soomaalida Qeybaheda Kala Duwan Ee magaalada Nairobi Iyo wadanka Kenya. Xafladani waxa Ka Soo Qeyb Galay Ururada Saxafad kala Duwan Ee ka Howl gala magaalada Nairobi Iyadoona Uu Soo [...]
Posted in Barnaamijyad,Maqal & Muuqaal,Wararka | Read More »