afbakayle.com » Maqal & Muuqaal

DAAWO VIDEO:-Bulshada Gobolka Cayn Oo Siweyn U Soo Dhaweyey Doorashada Jubaland
Tan iyo markii madaxweynaha maamulka Jubbaland loo doortay Axmed Madoobe oo kamid ahaa siyaasiyiintii ugu cad-cadaa ee loo badinayey inay kusoo baxaan jagada madaxtinimo ee maamulka Jubbaland ayaa waxaa arintaasi afkaaro kala duwan ka bixiyey shacab weynaha Soomaaliyeed,

Halkani Riix Dhagayso Video Shacabka Buuhoodle

DAAWO VIDEO: New Somalia “Barnaamij qiiro leh oo laga diyaariyay Somalia”
Hay’adda Jamciyadda qurumaha ka dhaxeysa u qaabilsan dhinaca horumarinta ee UNDP, ayaa barnaamij xiiso iyo qiiro huwan ka diyaarisay is-beddelka cusub ee ka dhacay dalka Somalia iyo sida Soomaalida u aragto.

Inkasta oo barnaamijka ay ugu magac dartay A New Somalia (Somalia Cusub), haddana waxa ay xoogiisa ama gebigiisba uga hadashay magaalada Muqdisho, maadama ay tahay xudunta dalka ayna ku nool yihiin meel ka mid ah maka tirada umadda Soomaaliyeed saddex loo dhigo.

Waxaa barnaamijka ku jira shaqsiyaad caan ah sida Jawaari, Fowsiya Yusuf Xaaji iyo aabaha dhalay fanaanka K’naan iyo kuwo kale.

HALKAN RIIX OO DAAWO FILIM CAJIIB AH

DAAWO;-Shacabka Buuhoodle Oo U diyaar garoobaya Maalinta Nadaafada Ee Deegaanada Khaatumo 18ka May
Waxaa Maanta magaalada Buuhoodle Ka dhacay Kulan Xiiso badan oo Ay Soo Abaabuleen Dhalinyarada ku Dhaqan magaalada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka Cayn.

Kualan kaan ayaa Loogu Diyaar Garoobayey maalinta Nadaafada Gobolada SSC ee Maamulka Khaatumo State, Waxaana Goobtaasi laga Soo Jeediyey Qudbado Xiiso badan.

Dhamaan Shacabka Gobolada Iyo Degmooyinka Khaatumo State Ayaa looga Fadhiyaa inay Xoojiyaan Maalinta Nadaafada

HALKAN KA DAAWO VIDEO-ga

DAAWO+VIDEO:-Jaaliyadaha USP Ee Magaalada London Oo Ku Mudaharaaday Xasan Culusow
Jaaliyadaha maamulada Awdal State, Maakhir iyo Khaatumo State ee magaalada London, ayaa maanta sameeyey,anaanbax ballaadhan oo lagaga soo horjeedo siyaasadda guracan ee Madaxweyne Xasan Culusow.

Jaaliyadahan oo kasoo jeeda gobollada waqooyi ee Soomaaliya kuna midoobay ururka USP, ayaa kasoo horjeeda heshiiskii Ankara ee dhexmaray Culusow iyi Siilaanyo.. hoos ka daawo Video iyo Sawiro.

HALKAN RIIX OO DAAWO MUQAALKAAAS

DAAWO VIDEO: Sirta ka danbeysa sababta Al-Shabaab ay u leyso dadka wax Garadka ah Iyo Culimada
Dad badan ayaa la yaaban sababta Al-Shabaab ay u disho shacabka gaar ahaan kuwa wax galka ah, xilli ay sheeganeyso inay u dagaalameyso diinta islaamka iyo koryeelkeeda.

Waxaa taas fahmi kara kaliya dadka cilmiga iyo caqliga u saaxiibka ah sida Sheekh Yuusuf Aadan Maxamuud oo ka mid ah culimada ugu caansan uguna cilmiga badan Somalia.

Sheekh Yuusuf ayaa video-gan kaga hadlaya sirta iyo micnaha ka dambeeya dilalka Al-Shabaab, ee nala daawada.

HALKAN KA DAAWO VIDEO-GA

Daawo:-TVga Somalisat Oo Warbixin ka diyaariyay Barwaaqada Qaybo Kamid Ah Dhulka Khaatumo
HALKAN RIIX OO DAAWO BARNAAMIJ QURUX BADAN

Daawo Muuqaal Filim Gaaban oo Ka Hadlaya Nolosha Facebook Iyo Dhalinyarta Soomaaliyeed Maanta
Daawo muqaalka filim cusub oo ka hadlaya facebook iyo sida ay u adeegsadaan dhalinta maanta jirta filim-kaan ayaa waxaa soo sameyay Durdur studio Ee Xaafada islii.

Filmkaan ayaa ah short filim waxana uu soo baxaya gordhow lasoco yaanu ku dhafin mardhow qeeybahsiisa danbe.

HALKAN RIIX OO DAAWO FILIM CAJIIB AH

Daawo: Kulankii ugu balaadhna Abid ee ay isugu yimaadeen Khaatumo State, Awdal State & Maakhir State,{LONDON}.
Halkan waxaad ka daawataan muuqaaladii aanu idinka soo qaadnay shirweynihii ay isugu yimaadeen maamulada kala ah Maakhir, Awdal iyo Khaatumo kaasi oo lagu qabtay magaalada London ee caasimada wadanka ingiriiska, shirkaasi oo cod ahna waxaad kala socon doontaa barnaamijka dhambaal culus, kaasi oo idin ku soo maqan…. riix halkan si aad u daawatid…

HALKAN RIIX OO  KA DAAWO.

DAAWO MUUQAAL ARGAGGAX LEH ,Nin Soomaali ah oo tooreey ama mindi la dhacay Shacab Ajanibi ah oo la toogtay
Nin Soomaali ku nool dalkaas New Zealand ayaa waxaa la sheegay inuu cabsi iyo jaahwareer ku abuurey dadka ku nool dalkaas ka dib markii uu tooreey ama mindi uu la dhexgalay dadka magaalada islamarkaana uu dhaawac u geystay ilaa iyo 2 qofood ilaa ay markii dambe ay booliiska toogteen ninkaas.

Riix Halkaan Si Aad Muuqaalka U Daawatid

DAAWO SAWIRADA:-Maalinta saxafada Caalamka Oo Siweyn Looga Xusay Magaalada Nairobi
Xaflad Baladhan oo lagu maamusayey malainta saxafada  Calamka Ayaa Lagu qabtay magaalada Nairobi Ee  Caasimada Wadanka Kenya Iyadoona Xafladani ka Soo Qeyb galeen Qurba Jogta Saxafada soomaalida Qeybaheda Kala Duwan Ee magaalada Nairobi Iyo wadanka Kenya.

Xafladani waxa Ka Soo Qeyb Galay Ururada Saxafad kala Duwan Ee ka Howl gala magaalada Nairobi Iyadoona Uu Soo qaban qabiyey Ururka Saxafinta Fadhigooda Yahay Magaalada Nairobi  Waxana Ka Soo Qeyb galay Ururka saxafinta Qeybaheeda kala Duwan Iyo Saxafinta Soomaalida Uu Qud bado ka Jeediyey.

Xafladani ka Dhacday Hotelka Madinna Mall Ee Magalaada Nairobi Aya aWaxa Siweyn Looga Hadlay Muhimada malaintani saxafada Calamka U Leedahay Iyo waliba Sida Ay Muhimka U tahay Inay saxafinta Soomalida Iska Kashadaan inay Ka Qeyb Qataan dhanka  tabinta Wararka Muhimka Iyo wanaga Ah.

Xafladani Oo guud Ahaan saxafinta Ka Qeyb galay Iyo masuulinta Halkaasi hadalo kala Duwan ka Soo jeediyeen waxa Sidoo kale lagu canbareyey Qaar ka Mida saxafinta Soomalida Kal Howl Gala Magaalada Gaarisa Oo dhawaan halkaasi Xadhig loogu geystey.

Axmed Koronto Oo ka Mida Saxfintaasi lagu xidhay magaalada gaarisa Ayaa loogu baaqay Inay dhamaan ha’ayadaha warbaahinta Ka wada  Shaqeeyaan sida saxafinta Xoriyad ku  Heli lahayeen.

Mohamed Abdulahi Khalif(Shine)

Nairobi Kenya

Halkani Sawirada Ka Daawo