Home » suugaanta
You are browsing entries filed in “suugaanta”
Ninkii weeraray xafladii dhaarinta R/wasaaraha cusub ee dalka Talyaaniga oo lagu sheegay nin waalan oo weliba Qoslayay isaga oo dadka Rasaas la dhacaya. Halkaan ka Daawo Ninkii weeraray xafladii dhaarinta R/wasaaraha cusub ee dalka Talyaaniga oo dadka Qosol & Rasaas iskugu daray
Posted in Barnaamijyad,suugaanta,Wararka | Read More »
Waxaan Aamusnaado Afka Hadal ka Dhawraba Sida Geel Abaarti Uumiga Kaliileed Oon Iyo Haraad Qaba Aramida Na Saaqdiyo Urugada Dalkeenan La Adkaysan Waaye Odhaahdiyo Tusaalaha Bulshyhay U Fiirsada Waxan Uga Gol leyahay Marka Hore Aduunyada Maalintuu Ilaahay Alkumee Qotomiyee Iridaha U Taaguu Kala Qaybshay Unkoo Qof Kastaba Astaaniyo Abuur Gaara Siiyoo Aadamahu Sidiisaba Aqoontiyo Nasiibkiyo [...]
Posted in suugaanta | Read More »
Tan iyo markii dowladda Kenya ay ku amartay Soomaalida ku nool dalkeeda inay isaga baxaan magaalooyinka oo ay aadaan xeryaha qaxootiga, waxaa kororay tirada dadka u laabanaya Soomaaliya. Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Maxamed Cali Ameeriko ayaa Warbaahinta u sheegay in dad lagu qiyaasay 400 oo qof ay maalin kasta ka dhoofaan garoonka diyaaradaha [...]
Posted in suugaanta,Wararka | Read More »
Hooyo Saafi Xaaji Cawil Axmed Hooyo Haweeya Axmed Olol Hooyo Kiin Faarax Gucuri Aabe Jaamac Xaashi Warsame Adeer C/laahi Xaashi Warsame Adeer Maxamed Xaashi Warsme Adeer Abshir Xaashi Warsame Adeer Xuseen Muuse Maxamed Adeer C/kariin Muuse Maxamed Adeer Guulwade Muuse Maxamed Adeer Daroor Muuse Maxamed Adeer Saleebaan Faarax Maxamed (Shanfool) Adeer C/raxmaan Faarax Maxamed (Heegaale) Abti Cali Xaaji Cawil [...]
Posted in Fikaradaha,Maqal & Muuqaal,suugaanta,Wararka | Read More »
Al-fanaanad Nimco dareen ayaa Toddobaadkan gudihiisa waxa ay saartay heesta cusub ee la yiraahdo Nabsi, Muqaalka waxaa ka dhex Muuqda wiilka Raapka Ilkacase Waxaana Muqaalkaan uu noqdey mid ay Soomaalida ka daba dhacday HALKAN RIIX OO DAAWO HEES MACAAN. Xafiiska Shabakada Afbakayle.com Nairobi/Kenya Afbakaylenews@gmail.com
Posted in Maqal & Muuqaal,suugaanta,Wararka | Read More »
Tan iyo markii ay daaqada ka baxday Dowlladii dhexe ee Dalka Soomaaliya ee uu majaraha u hayey Eebe naxariistii jano haka waraabiyee Jaale Maxamed Siyaad Barre ayaa waxa uu dalku galay marxalad ka duwan tii hore uu ugu jiray waxaana dalka ka dhacay dagaalo sokeeye oo aad u daba dheeraaday, iyagoona dagaaladaasi ay ku barakaceen [...]
Posted in Fikaradaha,Maqal & Muuqaal,suugaanta,Wararka | Read More »
Abwaanada / Fanaanada, Qaran ee Qarnigan Hibaaq Maxamed oo eebe Kumanaystay hal abuurka & Dareenka Wadaniyeed oo Dhawaan Soo Saartay Heeso Siwayn Ula dhaceen Umada Soomaaliyeed Kagana Hadashay marxaladihii Dalku Soo Maray. Ayaa Soo Saartay Hees Cusub oo Ay Uqaaday Madaxwayne Xasan Sheekh Maxauud, Rayasal Wasaare C/ Faarax Shirdoon “Saacid” , & Guudoomiyaha Barlamaanka Pro-Jawaari , Waana Erayadii [...]
Posted in Maqal & Muuqaal,suugaanta,Wararka | Read More »
1 Hayaag iyo wacays aadan’baan cidi horjoogayne 2 Hamran maayo reer Cali hadii hawd la reeraro’e 3 Hanaddada Cigaal Naalayaan lagu haggaagayne . 4 Haamahakalee Odala iyo hurrimadii Aadan 5 Hindida Maxamed muusiyo Yaxyaa huriya baaruude 6 Hagar iyo dagaal khaalid galay haadku gabasleeye . 7 Haraad iyo sidii aar inbadan gaajo hogan waayey 8 [...]
Posted in Fikaradaha,Maqal & Muuqaal,suugaanta | Read More »
Wacan Oo wanaag san Akhristayaasha Shabakada Caalamiga ah Ee afbakayle.com, Sidaan Horayba idin ku balan qaadnay Inaan idiin soo gudbino muuqaalo kala gadisan oo aan idin kasooqadayno magaalooyinka soomaliya iyo waliba Goobaha Taariikhiga ah ee ay ku duugaan tahay Halgankii Kala Gadisanaa ee Daraawiishta. Hadaba Waxaan maanta Halkan idin kusoo gudbinaynaa Sawiro ah magaalada taariikheedka [...]
Posted in Fikaradaha,Maqal & Muuqaal,suugaanta,Wararka | Read More »