afbakayle.com » suugaanta

Daawo Ninkii weeraray xafladii dhaarinta R/wasaaraha cusub ee dalka Talyaaniga Oo Sitoosa Xabad Uladhacay dadbadan
Ninkii weeraray xafladii dhaarinta R/wasaaraha cusub ee dalka Talyaaniga oo lagu sheegay nin waalan oo weliba Qoslayay isaga oo dadka Rasaas la dhacaya.

Halkaan ka Daawo Ninkii weeraray xafladii dhaarinta R/wasaaraha cusub ee dalka Talyaaniga oo dadka Qosol & Rasaas iskugu daray

ABWAAN MAXAMED JAAMAC HIIRAD OO U DHASHAY DEGAANKA KHAATUMO EE CEERIGAABO OO MAANSADAN U TIRIYEY SNM GAAR AHAAN KULMIYE
Waxaan Aamusnaado

Afka Hadal ka  Dhawraba

Sida Geel Abaarti

Uumiga Kaliileed

Oon Iyo Haraad Qaba

Aramida Na Saaqdiyo

Urugada Dalkeenan

La Adkaysan Waaye

Odhaahdiyo Tusaalaha

Bulshyhay U Fiirsada

Waxan Uga Gol leyahay

Marka Hore Aduunyada

Maalintuu Ilaahay

Alkumee Qotomiyee

Iridaha U Taaguu

Kala Qaybshay Unkoo

Qof Kastaba Astaaniyo

Abuur Gaara Siiyoo

Aadamahu Sidiisaba

Aqoontiyo Nasiibkiyo

Ayaankaba Ku Kala Roon

Arartiyo Tusaalaha

Waxaan Uga Gol leeyahay

Dawladaha Aduunkiyo

Umadaha Tartmayee

Intifaac Barwaaqiyo

Istareexa Joogaa

Talay Ururiyeenoo

Aayahaa Ku Gaadhen

Odhaahdiyo Tusaalaha

Waxan Uga Goleeyahay

Xaajada Indheer Garad

Hadaan Loo Abaabulin

Garta Eexda Laga Jidin

Aafaa Ka Dhalatoo

Mar Baa Lagu Asqooba

Odhahdiyo Tusaalaha

Waxaan Uga Golleeyahay

Ilaysay Hasheeni

Irmaanayd Ee Darartee

Awrkeeda Wadataa

La Ilaashan Waayoo

Aqoon lai Daraaded

Igadh Maanta Joogta

Odhaahdiyo Tusaalaha

Aan Sii Iftiinshee

Arligay Isbedelayoo

Ugbaad Baan Sidnaayoo

Nimcaa Meel Ku Aabudhan

Kuwii Ku Andacoon jiray

Ma Albaabad Xidhad Bay

Orodkii Ka Dheefen

Afmiinshaa-radeenii

Ma Ugabo Meertiyo

Afkaa Juuqda Gabay Baa

Arintoodu Joogta

Weedhsamow Abeeskiyo

Abriska Iyo Weeraha

Idinkaa Gelbinayoo

Oogada Ku Qaadoo

Udurbaana Tumayee

Olalihii Jahaadkiyo

Olkadii Ciyaaraha

Ifa-faalaheedi

Ma Abaal Xumuu Dhalay

Hayeeshe Awaaraha

Iyo Eelka Muuqda

Waa Mid Oof-wareenoo

Urugooyin Wadatee

Eersada Codkiini

Ula Jeedka Maansada

Aan Sii Iftiinshe

Ruuxaan Agoontiyo

Danyartaba Ogaynoo

Arxankiyo Wanaagaba

Indhihiisu Qabanayn

Umadiyo Dalkiisana

Sidii Ul Iyo Diirkeed

Isku Duubni Ku Hagayn

Qaran Laguma Aamino

Aaway Daacadnimadii

Yaa Xaqii Afmeero

Dulmigana Abaabulay

Asqadiyo Wareerkiyo

Amankaaga Yaa Dhgay

Aramiga Laxawgana

Dalka Yaa U Adeegsaday

Asaasa yashii

Aduunkiyo Naftaba Huray

Ilintii Ma Laga Xidhay

Kay U Jiibinaayeen

Ma Ka Ootay Marinkii

Axdigii Ma Wacad Furay

Tabashiyo Ismaan Dhaaf

Ma Amaanadasay

Umadii Ku Sugan tahay

Aalahayow Adigaa Weyn

Soomaali Badan oo Maalin Walba ka Tagaya Dalka Kenya (Xagee Aadayaan)?
Tan iyo markii dowladda Kenya ay ku amartay Soomaalida ku nool dalkeeda inay isaga baxaan magaalooyinka oo ay aadaan xeryaha qaxootiga, waxaa kororay tirada dadka u laabanaya Soomaaliya.

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Maxamed Cali Ameeriko ayaa Warbaahinta u sheegay in dad lagu qiyaasay 400 oo qof ay maalin kasta ka dhoofaan garoonka diyaaradaha ee Jomo Kenyatta International Airport, kuwaasoo dib ugu laabanaya Soomaaliya.

Maxamed Barre Maxamuud oo ka shaqeeya mid ka mid ah shirkadaha duullimaadyada qaabilsan oo lagu magacaabo Africa Crown World Travel ayaa sheegay isku celceliska tirada dadka dib ugu noqday Soomaaliya labadii toddobaad ee la soo dhaafay ku tilmaamay ilaa 9,000 oo qof.

Maxamed wuxuu sheegay inuusan isbeddel ku imaan sicirka duullimaadyada, wuxuuna xusay in dad badan oo Soomaali ah ay dib ugu noqonayeen dalka xataa ka hor intaysan Kenya amarka soo saarin.

Qaar ka mid ah dadka aan awoodin inay diyaarado ku safraan ayuu sheegay inay raacaan baabuur aadda Soomaaliya.

Waxaa kaloo jira Soomaali u dhoofaysa dalalka deriska la ah Kenya sida Uganda iyo Tanzania, halka kuwa kale oo ka yimid dalalka reer Galbeedka ay dib ugu noqonayaan meelihii ay ka yimaadeen.

Amarka Kenya ay ku bixisay inay Soomaalida uga baxaan magaalooyinka waa-weyn ayaa saameyn xooggan ku yeeshay ganacsiga xaafadda Eastleigh ee ay Soomaalidu ku badan tahay.

Qaar ka mid ah ganacsatada suuqyada ku yaalla Eastleigh ayaa sheegay inuu hoos-u dhac xooggan soo gaaray ganacsigooda, taasoo ay sheegeen inay ka dambeyso falalka ammaan darrada ah ee ku sii kordhaya xaafadda iyo howlgallada milateriga iyo booliska Kenya ay ka wadaan halkaas oo lagu bar-tilmaameedsanayo dadka Soomaalida ee qaxootiga ah.

Tahniyad Meher Mudane C/raxmaan Wadani Iyo Marwadiisa Hodan Muuse Maxamed
Hooyo Saafi Xaaji Cawil Axmed

Hooyo Haweeya Axmed Olol

Hooyo Kiin Faarax Gucuri

Aabe Jaamac Xaashi Warsame

Adeer C/laahi Xaashi Warsame

Adeer Maxamed Xaashi Warsme

Adeer Abshir Xaashi Warsame

Adeer Xuseen Muuse Maxamed

Adeer C/kariin Muuse Maxamed

Adeer Guulwade Muuse Maxamed

Adeer Daroor Muuse Maxamed

Adeer Saleebaan Faarax Maxamed (Shanfool)

Adeer C/raxmaan Faarax Maxamed (Heegaale)

Abti Cali Xaaji Cawil Axmed

Abti Diiriye Xaaji Cawil Axmed

Abti Ibraahim Xaaji Cawil Axmed

Abti Maxamuud Xaaji Cawil Axmed

Abti Saleebaan Geele Axmed

Abti C/risaaq Axmed Olol

Abti C/laahi Axmed Olol

Caasha Jaamac Xaashi (Caasha Hoodo)

Xaliimo Jaamac Xaashi

Aamina Jaamac Xaashi (Aamina Bood)

Xiis Jaamac Xaashi

Deeqa Jaamac Xaashi

Aadan Abshir Xaashi

Maxamed Abshir Xaashi

Khadra Abshir Xaashi

Xuseen Maxamed Xaashi

Eedo Nimco Muuse Maxamed

Eedo Hibo Muuse Maxamed

Basma Cumar Jaamac

Mubraak  Cumar Jaamac

Caydaruus Cumar Jaamac

Muna Maxamed Cismaan

Nasteexo Maxamed Cali

Sidoo kale waxaa tahniyad tan la mid ah iyana halkan ka diriya hawl wadeenada ka hawlgala Idaacadaha kala ah VOA, Daljir, Goob Joog, STN, Risaal, Dalsan iyo Tv-yada kala ah Somalichannel, Somalisat, Horn Cable Tv, Royal Tv, iyo Universal Tv. Sidoo kale waxaa iyana isla tahniyad aan ka maqnayn hawl wadeenada ka hawlgala Shabaddaha wararka ee kala Horufadhi.com, Saafifilms.com, Allssc.com, Nugaalmedia.com, Laanta.net, Allgaalkacyo.com, WidhWidh.com, Boocame.com, iyo Jornalizem.com.

Maxamuud Mascade

Nuux Muuse Birjeeb

Axmed Xuseen (Axmed Tayo)

Sahra Ciidle Nuur

Khadar Cawl Ismaaciil

C/raxmaan Xuseen Xasan ‘Gaardi’

Xaliimo Sacdiya Cabdilaahi Cali

Maslax Mukhtaar Daahir ‘Dangarad’

Cabdirisaaq Cali Cabdi ‘Silver’

Muxiyadiin Cabdi Geelle

Maxamed Salaad Maxamed (Maxamed Dheere)

Bashiir Yuusuf Nadaara

Axmed Sh Maxamed Tallman

C/fataax Cumar Geeddi

Cabdi Xasan Rooble ‘Awoowe’

Cabdilaahi Maxamed Cali ‘Suldaan’

Mawliid Maxamed Cali ‘Aqoobey’

Yaasiin Maxamed Cali ‘Ducaysane’

Maxamed Maxamuud Welcome

Maxamed Cali Bille

Axmed Maxamed Nadiif

Farxiya Xuseen Maxamed

Sucaad Mire Maxamed

Maxamed Muuse Maxamed

Xasan Abukar Cali ‘Baydhabo’

Cali Cabdulqaadir Cali ‘Maykal’

Faysal Axmed Kaarshe

Axmed Cali Faarax

Faysal Jaamac Aadan

Maxamed Shaqale Cashuur

Xamse Xasan Geele

C/raxmaan Cali Ducaale

Cali Yuusuf Axmed (Cali Hadhiye)

Maxamed Cismaan C/ Nuur Xaashi

Maxamuud Saleebaan Iidle

Axmed C/qaadir Jabaan ( Axmed Darwiish)

Axmed Maxamed Nadiif

Najiib C/weli C/xiis

C/kariin Olol

Maxamed Cali Bile

C/nuur Maxamed Ciro

Xasan Dubad Ibraahim

Maxamuud Salaad Madaxey

Yuusuf C/ Xasan Cadde (Yuusuf Dheere)

Rasmi Xeeboow

Maxamud Carab

Abukar Xashara

C/fataax Roosaana

Khadar Maxamuud Xareed

Jaamac Axmed Cali (Joofane)

Farxiya Cabdale Maxamed

Maxamed C/ Afgooye

Cadnaan Saalax Maxamed

Rashiid C/Hiirad (Kalshaale)

Maxamed Faarax Coomaade

Abwaan Maxamuud Koofiye

Abwaan C/salaan C/laahi Jaciir

Yuusuf Abukar (Kaynaan)

C/fataax Cali Xirsi

Dhamaan dadkani iyo asxaabtani oo kala jooga gudaha Dalka iyo Debadiisaba waxa ay tahniyad meher ah ay u dirayaan Wariye C/raxmaan Jaamac Xaashi (C/raxmaan Wadani) Marwadiisa Hodan Muuse Maxamed (Hodan Tima weyne) oo meherkooda ka dhacay Magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka cayn 1/11/2012.

Hadaba waxaanu leenahay gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax noqda kuwa isku waara oo u bad khayr qabana  kala hela.

Aamin Aamin Aamin……………………….

DAAWO:-Xiddigta Nimco Dareen oo mar kale soo saartay Muqaal faneed ay ka daba dheceen dhalinta Soomaalida.
Al-fanaanad Nimco dareen ayaa Toddobaadkan gudihiisa waxa ay saartay heesta cusub ee la yiraahdo Nabsi, Muqaalka waxaa ka dhex Muuqda wiilka Raapka Ilkacase Waxaana Muqaalkaan uu noqdey mid ay Soomaalida ka daba dhacday

HALKAN RIIX OO DAAWO HEES MACAAN.

Xafiiska Shabakada Afbakayle.com

Nairobi/Kenya

Afbakaylenews@gmail.com

(Maqaal) Maxay Jaamacada Bariga Afrika Faraceeda Laga Furay Magaalada Buuhoodle Ay Kusoo Kordhin Kartaa Waxbarashada Gobolka Cayn?
Tan iyo markii ay daaqada ka baxday Dowlladii dhexe ee Dalka Soomaaliya ee uu majaraha u hayey Eebe naxariistii jano haka waraabiyee  Jaale Maxamed Siyaad Barre ayaa waxa uu dalku galay marxalad ka duwan tii hore uu ugu jiray waxaana dalka ka dhacay dagaalo sokeeye oo aad u daba dheeraaday, iyagoona dagaaladaasi ay ku barakaceen in ka badan kumanaan dad ah kuwaas oo iyagu qarooxi ku galay dalalka aanu dariska lanahay iyo dalal badan oo caalamka ka tirsan, waxaana hubaal ah in dad badan oo iyagu dalka ku suganaa muddadii bur burka ahayd ay dagaaladaasi ku reebeen saamayn weyn.

Hadab iyada oo ay dhibaata kasta ay jirto dalkuna marxalado kala duwan uu soo maray mustaqbalka dalku uu kusii socday hoodaan ama hog dheer ayaa hadana waxaa jiray dadaalo xoogan oo ay dad badani ka muujiyeen dalka isla markaasna wax badan kusoo kordhiyey dalka hadii ay tahay tayeynta waxbarashada iyo kor u qaadisteedaba iyo sidoo kale hirgalinta mashaaciir horumarineed.

Gobolka Cayn waxa uu kamid yahay Gobolada ama Deegaanada dhaca ama ku yaal Waqooyiga Dalka Soomaaliya, waxa uuna ka kooban yahay Degmooyin, Tuulooyin, iyo Waliba Dhul daaqsimeed balaadhan. Sidoo kale Degmooyinka Gobolka Cayn ama Deegaano ka tirsan waxa ay xuduud la leeyihiin ama xad la wadaagaan Dalka Itoobiya.

Tan iyo markii laga xoreeyey guud ahaan dalka soomaaliya gumaystayaashii reer galbeedka ahaa ma jirin wax jaamacad ah oo laga hirgaliyey Deegaanka Buuhoodle ama guud ahaan Gobolka Cayn waxaana Dowladdii dhexe ee Soomaaliya waxa ay Deegaanka  Buuhoodle uga tagtay Hal Dugsi sare iyo Labo Dugsi Hoose/Dhexe oo kaliya.

Hadaba koror aqooneed iyo baahiyo kala duwan oo dhanka aqoon kororsiga ah kadib waxaa lagu guulaystay in Magaalada Buuhoodle oo kaliya laga hirgaliyo 4 Machad oo lagu barto diinta iyo dugsi sare. Sidoo kale waxaa deegaano badan oo ku hareeraysan iyagana laga hirgaliyey dugsiyo hoose/dhexe iyo kuwa sare. Hadaba aqoonyahano kasoo jeeda gobolka cayn oo garab ka helaya aqoonyahano soomaaliyeed ayaa  markii ugu horaysay ku guulaystay in Magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka cayn laga hirgaliyo Jaamacada Bariga Afrika Farac ka tirsan, iyadoona faracan laga hirgaliyey Magaalada Buuhoodle uu ka kooban yahay kuliyado kala duwan.

Su’aasha meesha taala ayaa waxay tahay Maxay  Jaamacada Bariga Afrika faraceeda laga furay Magaalada Buuhoodle ay kusoo kordhin kartaa waxbarashada gobolka cayn?

Waxaa hubaal ah in dad badani ay su’aashan ka muujin lahaayeen ama ay ka bixin lahaayeen afkaaro kala duwan, waxaana xaqiiq ah in tayada waxbarashada gobolka cayn ay wax badan iska dabali doonto jaamacadanina  ay wax badana kusoo kordhi doonto.

Jamaaacada Bariaga Afrika faraceedan laga furay Magaalada Buuhoodle waxa uu wax badan ka saacidi doonaa kumanaan arday ah oo ka kala soo baxaysay dugsiyada sar sare ee deegaano badan oo ka tirsan gobolka cayn in ay san ka wal wali doonin halka ay Jaamacad u doonan lahaayeen ama ay u raad san lahaayeen si ay aqoontooda u koror sadaan oo ay kor ugu sii qaadaan maadaama dagalkii ama deegaankii ay ku noolaayeen laga hirgaliyey Jaamacad dhamaystiran oo ka caawin doontaa kor u qaadista tayadooda waxbarasho.

Sidee ku timi hirgalinta Jaamacadani laga hirgaliyey Magaalada Buuhoodle?

Waxaa xusid mudan in dad badan oo aqoonyahano ah ay wakhti badan ku lumiyeen hirgalinta Jaamacadani, waxaana xusid gaar ah mudan dadka sida weyn uga qayb qaatay hirgalinteeda hadii ay tahay isku dubaridkeeda iyo maal galinteedaba. Waxaana la dhihi karaa Jaamacadani waa mid ku timi afkaar badan ama fikrado kasoo maaxday aqoonyahano, kuwaas oo iyagu muhiimada siinayey sidii ay dhalinta waxbarataa u heli lahayd waxbarasho tayeysan oo gaadhsiisan heer Jaamacadeed.

Shakhsiyaadkaas ama aqoonyahanadaasi maha kuwa ka fakarayey sidii ay u heli lahaayeen dakhli balse waa kuwa ay u muuqatay baahida ka baagan xiligan gobolka cayn oo ah sidii loo heli lahaa Jaamacad dhamaystiran maadaama ay jiraan arday badan oo iyagu ku kala daadsan gudaha gobolka cayn, kuwaas oo aan iyagu helin Jaamacado si ay aqoontoodii u sii korar sadaan halka kuwii iyagu awoodayey ay u waxbarasho doonteen deegaanada kale ee soomaaliyeed iyo Jaamacadaha kale ee ku yaal dalka debadiisa.

Bur bur badan kadib waxaan dhihi karaa waxaa horumar balaadhan laga gaadhay dhanka waxbarashada waxaana si weyn loo fahmay in ay waxbarashadu tahay furaha nolosha.

Maxaa looga baahan yahay bulsha weynta ku dhaqan gobolka cayn si ay uga qayb qaataan taaba gelinta Jaamacadani?

Bulsha weynta ku dhaqan gobolka cayn ayaa si weyn looga dhur sugiyaa in ay wax badan kusoo kordhiyaan Jaamacadani si horumar balaadhan looga gaadho dhan walba maadaama Jaamacadani ay tahay midii ugu horaysay ee laga hirgaliyey deegaankani, runtii waxaa wacan in wax badan laga saacido Jaamacada waayo guriga ay Jaamacadu ay haatan ku jirto waa mid loogu balan qaaday in ay kusii wadato hawlaheeda mudo bilo ah waxaana sidoo kale jirta in Jaamacada gurigeedii rasmiga ahaa uu haatan yahay mid qabyaa isla mar kaasna ay wacan tahay in laga qayb qaato dhamaystirkiisa.

Ugu dambayntii waa maxay rajada maamulka sare ee Jaamacada Bariga Afrika faraceeda magaalada buuhoodle?

Cid waliba waxa ay leedahay rajo maamulka Jaamacaduna waxa uu leeyahay rajo laakiin ma aha mid inoo wada muuqata dhamaanteen waayo rajada aynu ku jirno iyo tay ku jiraan waa kala labo waxaana iyaga u muuqda markasta waxa taagan ee haatan xaadirka ah ee dhanka waxbarashada ah waxaana il gooni ah ay u eegayaan sidii ay u maarayn lahaayeen baahiyaha waxbarasho ee deegaanka ka taagan, waxayna si weyn uga war warayaan in arday ay waxbareen uu berito ka maalin uu san noqon mid mustaqbalkiisu xumaado waxaana u sumcad iyo sharafba u ah in dadka warbarataa la yiraahdo ninkan aqoonyahanka ah ama gabadhan aqoonta leh xagay kasoo baxeen oo ay wax kusoo barateen.

Waxaana ugu dambayntii si gaar ah ugu mahad celinayaa alle oo ii ogolaaday in aan maqaalkani aan soo gudbiyo, waxaana sidoo kale u mahad celinayaa maamulka Jaamacada Bariga Afrika faraceeda laga furay magaalada buuhoodle Dr. C/shaafi Axmed Cali.

Hadaba cidii jecel in ay la xidhiidho maamulka Jaamacada Bariga Afrika faraceeda laga furay magaalada buuhoodle Dr. C/shaafi Axmed Cali waxa uu ka heli karaa Tell:- 00252 24369898.

W/ Qoray Abdirahman Wadani

Email axmedyare1001@hotmail.com

DAAWO:-“Hees Cusub”: Oo Loo Sameeyay Madaxwaynaha, Raysalwasaraha, iyo Gudonka Baarlamanka & Fanaanda Qarnigan Ee “Hibaaq” (Top Video)
Abwaanada / Fanaanada, Qaran ee Qarnigan Hibaaq Maxamed oo eebe Kumanaystay hal abuurka & Dareenka Wadaniyeed oo Dhawaan Soo Saartay Heeso Siwayn Ula dhaceen  Umada Soomaaliyeed Kagana Hadashay marxaladihii Dalku Soo Maray.

Ayaa Soo Saartay Hees Cusub oo Ay Uqaaday Madaxwayne Xasan Sheekh Maxauud, Rayasal Wasaare C/ Faarax Shirdoon “Saacid” , & Guudoomiyaha Barlamaanka Pro-Jawaari , Waana Erayadii iyo laxankii abwaanada / FanaanadaHibaaq maxamed Cabdullahi.

HALKAN RIIX OO DAAWO HEES AAD UMACAAN

>>>>> GABAY LA MAGAC BAXAY Halaag??????
1 Hayaag iyo wacays aadan’baan cidi horjoogayne

2 Hamran maayo reer Cali hadii hawd la reeraro’e

3 Hanaddada Cigaal Naalayaan lagu haggaagayne

4 Haamahakalee Odala iyo hurrimadii Aadan

5 Hindida Maxamed muusiyo Yaxyaa huriya baaruude

6 Hagar iyo dagaal khaalid galay haadku gabasleeye

7 Haraad iyo sidii aar inbadan gaajo hogan waayey

8 Oo geel habeensaday heloo halla irmaan laayey

9 Oo daribta haan fiirayaan weli hamuun beelin

10 Hunguri’baan wedkiisa arkin iyo qodaxda hoostaale

11 Hadhaagiyo dhurwaagii isyidhi aad hambada dhawrto

12 Haduu kugu hammaansado darwiish hiilan dirriraaya

13 Haadaan inaad jiidhaysaan hubanti weeyaane

14 Hargeysa iyo nimankii Burciyo huunadii Gebiley

15 Heedadawga iyo wiilshii haddadu noo keentay

16 Hagar daamadii gaadhay iyo halisti loo geystey

17 Iidoor halaag baa ku dhacay hawlgalkii shalaye

18 Hadhka galay hujuumkii ahaa lagu halaakeeye

19 Hiirtiyo arroortii markale holoc la leefsiiye

20 Harreeraha markii lagaga riday laguna hayl haylay

21 Hanqadh iyo sidii jibin markay hinninigtii yeedhay

22 Hugunkii rasaastiyo jugtii fuley na’hayn waayey

23 Labajeer markii la huwiyoo loogu dhigay hoosta

24 Hanfarriirka iyo baydadkay huga ka yaaceene

25 Habaas iyo waxay ku hafiyeen heego iyo boodhe

26 Hadaa hawdka laga daydayaa haydhafkii lumaye

27 Habaw’gooda iyo fiigihiyo hadafku waa mooshe

28 Hargeysiyo burcaa lagu hayaa habaq lahoodiiye

29 Haadkiyo waraabuhu ka dhereg hebela doodiiye

30 Hogii boqolka lagu aasay iyo hallalka dheeraaday

31 Hagoogane waxay kaga tageen hurimo waa weyne

32 Ka hantiye waxbadanay hayeen hogoshka iidoore

33 Hayinkay wateen iyo hubkii qaar la soo hadhe’e

34 Hadeeray iswada hiifiyoo’ ciil hamiyayaane

35 Heliwaaye taladii haday hubin lahaayeene

36 Hadhuub’kiisu nimu buuxsamaan laba haleelsiine

37 Hadoodaa dhamaataye malaha nama haweys teene

38 Hadhsi iyo habeen iyo markii hoyasha loo diidey

39 Hujuun iyo markii weerrar uun lagu harraad siiyey

30 Ka hulleeshay Soomaaliland hawd intay timiye

40 Inkastaanay haamaha kaliyo Cali ka hoosaynin

41 Oo aan halkay kaa xigaan dhaxani kaa haynin

42 Hawd lagama faaneen hadaan Hagar u noolayne

43 Horweyn laguma foofsheen taniyo haradda ciidde

44 Hanadaa illaahay kadhigay aad isku hallayne

45 Harreeraha kadhaaf cadowgu oo ma hungurreeyaane

46 Huda dhexe qolyihi yiiley male hiil u dirrirkiiye

47 Hakad bay galeen labada reer oo halkaa dega’e

48 Hawl kuma qabaan cadowgu iyo inay halgaadaane

49 Marse hadii Qayaad la’is herdiyo waa Hidleer kacaye

50 Labadaba hankii aan u qabay hoos usoo noqoye

51 Hoos iyo hadii aan Nugaal yarehe hoommaayo

52 Hilba dirririwaa Jaamacii noo horrayn jiraye

53 Haybkale sidii uu yuhuu naga horjeedaaye

54 Ma haboona meeshay warmaha kula haggaageene

55 Waxkastay hibteen maanta way marin habbaabeene

56 Halka ay hayaanka u rarteen waa habeen dhixide

57 Iyagana hankii aan u qabay lagurid hoobaaqe

58 Hadhuudhkiyo Ugaadhyahan kabadan hiisha dooxada,e

59 Hindi iyo waxaa lagu meslaa haatan shiinaha’e

60 Hungo maaha duul buu fakhrigu lugaha haystaaye

61 Hanti bay hayaan oo qabiil hodona weeyaane

62 Hayeeshee ka toosaay hurdada haatan laga waaye

64 Hebed bay noqdeen nimanki aan ugu han weynaaye

63 Habisaa la saaraye Burcay hanan lahaayeene

55 Hubka qaata kala quustay iyo tuura heeryada’e.

56 Hubsashaa Ugaasyiyo Qayaad looga dhigay hawle.

57 Hungurigaan u qabay Cumar Wacays waa hallaan jirine

58 Hiil haday lahaayeen hadeer gabe hakoodiiye.

69 Hagrashaa Nugaaleey jirtee laguma hays teene.

a .xarago xafiiska wararka ee Birmingham

hurreaxmed@yahoo.co.uk

Daawo+Sawiro Cajiib ah:- Bilicda magaalada Taleex iyo Goobahii taarikhiga ahaa Ee magaaladaas(By-Cadnaan Saalax)
Wacan Oo wanaag san Akhristayaasha Shabakada Caalamiga ah Ee afbakayle.com, Sidaan Horayba idin ku balan qaadnay Inaan idiin soo gudbino muuqaalo kala gadisan oo aan idin kasooqadayno magaalooyinka soomaliya iyo waliba Goobaha Taariikhiga ah ee ay ku duugaan tahay Halgankii Kala Gadisanaa ee Daraawiishta.

Hadaba Waxaan maanta Halkan idin kusoo gudbinaynaa Sawiro ah magaalada taariikheedka taleex oo iyadu ahayd hoygii Gobanimo doonka umada Soomaliyeed, kaas oo lagaga soo horjeeday isticmaarkii Gumaystaha ahaa ee Ingiriiska iyo talyaaniga.

Magaalada Taleex ayaa iyadu xudun u ahayd halgankii Lagaga soohorjeeday gumaysiga,sanadiihii 1895 ilaa 1821kii waxay ahay mudo dheer oo ciidamada Daraawiisheed u horkacayay alle janadiisa Fardowsa haka waraabiyee Sayid maxamed Cabdule Xasan hagan dheer uu kulajiray isticmaarkii kusoo duulay Dalka soomaaliya ee kii Ingiriiska,kii talyaaniga iyo Xabashida,

Waxaana uu Sayidku uu xarun kadhigtay magaalada taleex Ee iadu katisan gobolka sool, Sababaha uu markaas uu sayidku u eexaystay inay taleex ay noqoto Xarunta Daraawiishta, ayaa waxay ahayd Deegaanka taleex oo ka tirsan Deegaanka Nugaasha ayaa nugaal waxay ahayd meel nugaali ku fiican Gamaanka Fardood oo xiligaa qayb wayn ka qadan jiray Dagalaada, waxa kale oo soodhaweyay oo uu qaraabaysanayay Sayidku Abtiyaashii oo dagaanaa Deegaankaas.

Waxaa in badan oo kamid ah dadka Degan Degmada taleex ay og yihiin inbadan marka lasooqaado daaraha caanka ah ee uu Sayid maxamed Cabdule Xasan Uu Ka dhisay Magaalada Taleex oo ay kamid yihiin Silsilad,Falaad,Daar ilaalo iyo Waliba Daar cad ay markaas dugsanayaan Taariikh Wayn.

Waxaa kale oo markaas reer taleex ogyihiin ama ay xasuustaan ingoobahaas lagu hirdamay ay daraawiishi kala hortagtay halkagankii hubaysnaa ee ay isticmaar kula jireen oo ay kamid yihiin Fardhidin,Afbakayle,Beerdhiga,Cagaarweyne,daratoole, Taargooye, Jidbaale iyo Jiidali iyo waliba Midhishi. goobtaas lagaga duulayay ingiris iyo xulufadiisaba magagaalada faca Weyn Ee Taleex.

Sikastaba ha ahaatee waxaa magaalada taleex ka muuqda markasta ama marka aad soogashid sarihii dhaadheeraa ee halkaas ay kadhiseen Xoogagii Daraawiish in kasto ay diyaaradahii DH9 looyaqanay ay bamgareeyeen madaafiif iyo Gildhigaan xoogleh Lala Dhacay misana Sarahaasi maysan liicin waxayna u dhisan yihin sidii Loodhisay, inkastoo aynaan jirin cid dayactir ku samaysay Taariikhdaa Maguurtada ah Ee shacabka Soomaaliyeed ay iska leeyihiin, misana Dadka reer taleex waxay ku hamiyaan inay dhalan doonto Dawlad iyadu goobahaas Caanka ah Dayactirta.

Sayid maxamed Goobaha Malitariga uun kaliya ma uu dhisin ee ay daraawiish kaga duuli jirtay Cawdga Gumaysataha ahaa ee waxa kale oo uu dhisay Talooyin ay ku asanyihiin Qaarkatisan qoyskiisa iyo Culumo awdiin iyo qaar katisan Qaadiyaashii daraawiishta markaas diinta barijiray.

Sikataabe ha ahaatee magaalada Taleex oo iyadu ahayd Goobti Marti galisay Shirkii khaatumo2 oo lagu soodhisay maamulka hada ka arimiya Deegaanada SSC, kaas oo ay isugu yimadeen aqoonyahanada iyo waxgaradka Beesha Dhulbahante, maamulkaas oo lagu magcaabo khaatumo State of somaliya

Waxaa Diyaariyay

Cadnaan Saalax maxamed

Cartan81@hotmail.com

Afbakaylenews@gmail.com

Sawir Qaade Yuusuf Cabdi Dheere

Website-ka Dhismo ayaan ku wadnaa soo booqo Dhawaan