afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
Home » Wararka You are browsing entries filed in “Wararka”

Midkamid ah Cuqaasha Khaatumo Oo Caawa xabsiga Laascaanood U Hoyday

Caaqil Saciid Cashuur Abyan oo kamid ah Cuqaasha beesha Jamac Siyaad, ayaa maanta loo taxaabay xabsiga Laascaanod. Xadhiga caaqilka ayaa la sheegay inuu ka danbeeyey ninka ugu magacaaban gudoomiyaha Maamulka Soomaliland ee gobolka Sool, ninkan oo kasoo jeeda galbeedka Burco. Arintan lagu xidhay Caaqilka ayaa lagu soo waramayaa inay la xidhiidho hantiyo ay kala haystaan beesha [...]

Posted in Wararka | Read More »

DAAWO:-Xaflad Looqabtay Dufcadii labaad ee ka qalin jabisay dugsiga sare ee Magaalada Taleex

Dufcadii labaad ee ka qalin jabisay dugsiga sare ee Magaalada Taleex ee xarunta Khaatumo State ayaa lagu qabtay gudaha magaalada Taleex ee taariikhiga ah. Madax dhaqameed Khaatumo ayaa halkaas ka soojeediyey hadal ayadoo shahaadooyinkana ay qaybinayso dawladda Khaatumo oo haatan diyaarisay dhamaan Imtixaanaadkii shahaadiga ahaa. Magaalad Taleex ayaa horumar dhanka dibu dhiska, waxbarashada iyo is [...]

Posted in Wararka | Read More »

Mooshinkii Oo Laga Noqday Kadib Markii R/Wasaare Saacid Uu Qanciyay Xildhibaanadda Beesha Daarood Ee Mooshinkan Horboodayey

Kadib markii Xildhibaanadii Beesha Daarood oo u badnaa xildhibanadii Mooshinka ka keenay oo maanta kulan la qaateen Reysalwasaare Saacid isku raacay inay ka noqdaan Mooshinka kadib markii Saacid uu ka codsaday inay fursad-siiyaan muddo 5-bilood ah. Xildhibaanadda Beesha Daarood oo gaarayey 53–Xildhibaan ayaa maanta ka noqday Mooshinka,waxaana arintaan sacab ku soo dhaweeyay Xildhibaanadda oo ku [...]

Posted in Wararka | Read More »

VIDEO QOSOL BADAN: Goolhayaha ugu khaladka badan dunida

Goolhaye Yen Bazak ee u dhashay dalka Slovenia ayay u aheyd shalay maalintii ugu xumeyd noloshiisa ee dhanka ilaalada goosha iyadoo qaladaad aan goolhaye laga filan karin uu sameeyay . Sedex qalad oo aad u liita oo uu galay ayaa keenay in kooxdiisa looga reeyo 4/1 , HALKAN RIIX OO DAAWO QALADAD QOSOL BADAN  

Posted in Ciyaaraha,Wararka | Read More »

Rw Dr Saacid Oo Maanta Hor tagaya Golaha Barlamaanka Soomaaliya

Waxaa saakay lagu wadaa inuu Baarlamaanka Soomaaliya hortago Ra’isul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon {Saacid} si codka kalsoonida looga qaado, sidoo kalena uu u horgeeyo Baarlamaanka qorshaha xasilinta dalka ee ay soo diyaarisay Xukuumadda Soomaaliya ee uu isag hogaamiyo. Sida warku sheegayo xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa saakay xaadir ku noqday aroor hore xarunta Baarlamaanka [...]

Posted in Wararka | Read More »

Daawo Video:- Alla Gabadhaan Xaasidsanaa Bal Daawo Siday Gacaliyaheeda U Galayso

Waxaan Halkaan idin kugu soo gudbinaynaa dhacdo cajiib ah oo ku saabsan haweeneey saaxiibkeeda si xun u garaacaysa. Haweeneeydaan ayaa gacaliyaheeda waxay u dilaysaa si naxariis darro ah, iyadoo meel walba ka tumaysa. Wiilka ayaa u muuqda mid baari ah inkastoo aan la xaqiijin waxa uu ku sameeyay oo ay ka xanaaqday gabadhaan. Halkani Riix [...]

Posted in Wararka | Read More »

DAAWO VIDEO:Gabay Uu Tiriyey Xasan Culusow

Saacid malab dameer lasaaray baan ka dhigay oo aan damoon karine nin walaakii kuu dilaya oo waliba kuu duudsin dhanka cabud waaq baan kahelay dini bay barataye. Halkani Riix Daawo

Posted in Wararka | Read More »

Ceerigaabo:- Agoomaha Ceerigabo oo ciyaar kubada cagta ahi dhexmartay(DAAWO+SAWIRO)

Ciyaar kubada cagta ah oo dhexmartay laba kooxood oo ka mida agoomaha Ceergaabo Dhaqaalaynta agoonta waxay ka mid tahay akhlaaqda ugu wanaagsan islaamka ee rasuulka (S.C.W) sida aadka ah uga hadlay, wuxuu sheegay Nabiga (S.C.W) in qofka kafiisha agoon ee barbaariya inay Janada wada galayaan iskumar. Nebigu (S.C.W.) wuxuu yiri: “Aniga iyo kan agoonka daryeela, waxynu [...]

Posted in Ciyaaraha,Wararka | Read More »

DAAWO;-Odayasha Gedo iyo jubooyinka Axmed madoobe ayaa ah madax waynaha xaqa ah

Oadayaasha dhaqan iyo waxgaradka Intabadan ufadhiyay Shirkii dhawan loogu sameeyay Gobolada Jubooyinka maamulka jubaland Ayaa maanta saxaafada lahadlay waxaana ay sheegeen inay Taageersan yihiin najiitada kasoobaxday Shirkii maamul usamaynta ee gobolada jubooyinka Oo kismaayo kasocday Oo madaxwayne loogu doortay Axmed Madoobe, Odayashaas iyo ergooyinkaas ayaa sheegay Iny doorteen oo madax wayne u doorteen oo ay [...]

Posted in Wararka | Read More »

FREE Journalist Ahmed Yuusuf Taraafiko of Erigavo City: Khatumo State of Somalia.

Khatumo Journalists Association (KHAJA) strongly condemns the illegal imprisonment and torture of Journalist Ahmed Yuusuf Taraafiko on May 18th in the city of Erigavo. As part of the continued attack of the Hargaisa administration on Khatumo State citizens, dozens of Erigavo residents who held a gathering last Saturday to showcase and celebrate a spring Clean-Up day were attacked by [...]

Posted in Wararka | Read More »

Next Page »
  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM