afbakayle.com » Wararka

War dagdag ah:-Madaxayne Indhasheel Iyo Wafuud Oo hogaminayo Oo Kusoo wajahan Magaalada Nairobi
Qaybaha bulshada ee kala duwan ee reer Khaatumo State ayaa ka wada diyaar garoow baladhan magalda Nairobi ee xarunta daalka Kenya, taasoo lagu soo dhaweynayo wafti balaadhn oo uu horkacayo Madaxweynah Khatumo State Maxamed Yuusuf Jaamac{Indhasheel}, wufuuda aya ka soo kicitimay mgaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya.

Dhanka kalena waxaa fiidnimada caawa isla magalad Nairobi ku soo beegan Dr. Cusman Xasan X. Cumar oo asaguna wafti aqoonyahano ah hogaaminaya , kuwasoo ka soo kicitimay magaalad Geneva , waxaana uu socdaalkiisu la xidhiidha ka wufuud madxweyne Indhasheel.

Madaxweynah Khaatumo waxa ku weheliya socdaalkiisa Wsiirka xidhiidhka debeda iyo Jaaliydh Pro. Xuseen Saleebaan X.Axmed, wasiirka madaxtooyada mudane Mukhtar Ibraahim Xamashi, kuwasoo qayb ka ah socdaalka mudane indhasheel.

Shabaab oo sheegtay weerarka UNDP faah faahin kasoo Baxaysa Saraakiil Cadaan Ah Oo Ku dhintay
Xarakada Al-Shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyada weerarka ismiidaaminta ee maanta lagu qaaday Xarunta UNDP ee magaalada Muqdisho, iyagoo tilmaamay in weerarka ahaa mid si aad ah looga soo shaqeeyay.

Sarkaal ka tirsan Shabaab oo aan magaciisa sheegin ayaa u sheegay Wakaalada Wararka ee AFP inay weerarka ay qaadeen, isla markaana la wareegeen xarunta UNDP.

“Ciidamadeena Kumandoska ayaa weeraray xarunta UN-ka, waxaana gudaha u galay ciidamadeena, waxaan kula dagaalanay ilaalada xarunta ku sugneyd”ayuu yiri Sarkaal ka tirsan Shabaab.

Sidoo kale bogaha Internet-ka ee taageera Al-Shabaab ayaa lagu sheegay in weerarka lagu dilay rag cadaan ah oo ahaa shaqaalaha UN-da.

Haweeney ka tirsan shaqaalaha UN-ka ayaa iyana xaqiijisay in weerarka uu dhacay markii shaqaalaha ajaaniibta ay isaga baxeen xarunta.

Xarunta UN-ka ayaa muddo saacado ka socotay rasaas, markii raga hubeysan ee Shabaab ka tirsan ay gudaha u galeen, waxaana wali la ogeyn qasaaraha ka dhashay.

Ma jirto wax war ah oo ka soo baxay UN-ka iyo dowladda Soomaaliya, waxaana weerarkan uu noqonaya kii u horeeyay ee Xarunta UN-ka ee ku leeyihiin Muqdisho lagu qaado.

WAR HADA AH:Qaraxyo Ismidamina Oo Lagu qaday Garoonkam Adan cade
Waxaa ilaa hada socda Rasaas xoogan ka dib markii koox ismiidaaminaysa ay Weerareen Xarun ka mid ah Xarumaha Qaramada Midoobay ee Muqdisho oo u dhow Garoonka Diyaaradaha Aaden Cade, Waxaa goobta ka dhacay Qarax weyn oo gaari ku rakibnaa, waxaana durba bilowdey xabado dhacay.

Weerarkaan ayaa u qaab eg kii lagu qaadi jirey Maxkamada Gobolja banaadir, ilaa hada ma jiro warar rasmi ah oo kasoo baxaya weerarka maanta , warar waxaa jira iyana sheegaya in Garoonka Diyaaradha ay xabado ka dhacayaan lakiin lama hubo warkaas, waxaa Xiran guud ahaan Wadada Nr. 4 ee gasha Garoonka Diyaaradaha.

warbahainta oo la hadley Wariye Madaxbanaan oo ku sugan aagaas wuxuu sheegey in “Xabadu ay ilaa hada dhacayso lamana kala cadeyn karo meesha ay ka dhacayso, dhinaca Garoonka Diyaaradaha waxaa u yaacay Ciidan Amism ah, Xarunta UNDP qaruxu inuu haleeley baa loo badinayaa” ayuu yiri Wariyuhu.

War deg deg ah: Qaraya waaweyn oo lala beegsaday Xarunta UNPD ee Magaalada Muqdisho.
War deg deg ah oo haatan naga soo gaaraya Magaalada Muqdisho ayaa sheegayaa in Qaraxyo waaweyn iyo rasaas culus lala beegsaday Xarunta UNPD ee magaalada Muqdisho. Qaraxo aad u xoogan ayaa goor dhow abaara 11:30 daqiiqo barqanimo waxaa lagu weeraray xarunta heyadda UNDP oo ku taala agagaarka garoonka dayuuradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho. Qaraxyada oo ahaa kuwo waaweyn ayaa waxaa barbar socda rasaas culus oo halkaasi ay isku weydaarsanayaan Alshabaab iyo ilaalada UNPD.

Maleeshiyada Alshabaab ayaa waxay ku lebisan yihiin dareyska Ciidamada dowlada federaalka,iyadoo wararka qaar ay sheegayaan in Shabaab iyo Ciidamada dowlada isku dhex milmeen. Arintani ayaa ku soo aaday xilli ay isa soo tarayaan eedeeymaha loo soo jeedinayo dowlada federaalka eek u aadan in ay isku dhex milmeen dowlada iyo Alshabaab.

Xafiiska Xasan Culusow Muqdisho Waa Ceeb U Joog
Dhaqan Xumada shaqaalaha Xafiiska Madaxwaynaha Gaar ahaan qaybta u qaabilsan warfaafinta.

Qoraalkan hoose waxa qoray wariye ka tirsan warbaahinta Qaranka SNT, laguna magcaabo Cali Aar. Hoos ka akhriso sida ay ula dhaqmeen Xafiiska Xasan Culusoow oo lagu shaqaalaysiiyo yaa tahay

weriyaha Sheekaha qoray

Xafiiska madaxwaynaha Ummadda waxaa ka shaqeeya shaqaalo badan oo iskugu jira kuwa fiican iyo kuwo xun xun. Sida caadiga ahna shaqaalo kasta oo hay’ad ama goob ka wada shaqeeya waxay iskugu jiraan qaar fiican iyo qaar xun waayo ilaahay ayaaba dadka dabeecado kala duwan u yeela. Laakiin waxaa iga dagi wayday akhlaaq xumada ,Dhaqan xumada ,Ixtiraam la,aanta Nidaam xumada (protocol xumada) kibirbadnida ,iyo xushmad la’aanta ay ku shaqeeyaan qaar ka mid ah shaqalaha xafiiska madaxwaynaha . Madaxa u qaabilsan warfaafinta(Director of Communication) waxaa lagu magacaabaa Maalik Cabdalla.Dhaqan ahaan wuxuu u dhaqmaaa sida Tuugada haba yaratee wax balan ah maleh .Laaluushku waa wadada kaliya ee uu ku shaaheeyo.

Maalinktii Axada aheyd taariikhduna aheyd 16-06-2013 saacadu markay aheyd 1:00 pm saacada London ayaan u kicitamay Hotelkii Madaxwaynahu daganaa si aan war uga soo diyaariyo kulamadii uu ka qayb galayay madaxwaynahu . Sida sharcigu yahay ka hor intii aanan gaarin waxaan wacay madaxa u qaabilsan warfaafinta(Director of Communication) Waxaan u sheegay in aan ka socdo Warbaahinta qaranka gaar ahaan telefishinka Qaranka Somalia . Waxaan ka codsaday in uu iisheego meesha iyo goobta ay tahay in aan madaxwaynaha uga soo qabano wararka maanta. Waxay aheyd markii ugu horaysay oo aan is maqalno laakiin waxaa aad iiga yaabshay wuxuu iila hadlay sidii niman dagaal ka dhaxeeyo oo hore isku yaqaan oo kale ,Wuxuu furtay afka nooc kasta oo aflagaado ah .Ugu horeyn wuxuu cayda ku bilaabay guud ahaan wasaarada warfaafinta iyo shaqaalaheeda gaar ahaan xafiiskeena London. Waxaan isku qanciyay malaha wuu xanaaqsan yahay oo waa nin ka shaqaynaya xafiiska madaxwaynaha ee haba yaraatee wax jawaab ah ha siin waxaan ugu koobay oo kaliya waxaa laga yabaa in dadkale kaa xanaajiyeen ee is daji is daji fadlan. Laakin jug jug meeshaada joog waxba kama soo naaso cadan .

Si aan u guto waajibkayga shaqo waxaan tagay Hotelkii uu madaxwaynaha daganaa. Waxaana Indho indheeyay xaaladu siday aheyd dhab ahaantii ma aheyn xaalaad qoraal lagu soo koobi karo. Laakin aqriste aan isku dayo in aan bal sawir kaa siiyo sidii ay aheyd xalaadu iyo dhaqankii meesha ka socday.Waa Hotel ka mid ah kuwa caadiga ah ee ku yaal bartamaha London irida markii aan sidaa uga galayba waxaan la kulmay dadwayne aad u badan oo taag taagan qaybaha fadhiga ee dadka lagu sugo . Labada dhinacba waxaa dhooban dadwayne . Inta badan dadka waan bargaranayaa .Waxaase layaab igu aheyd waxaa marba dhan u ordayay Labada nin ee ugu saraysa Shaqalaha Madaxwayanaha. Waxaad moodaa in ay ku dhax shaqaynayaan meel dagaal ka socdo ninba mar ayuu dhanac u ordayaa. Mar mar dadka dhexdiisa ayay iskugu imaanayaan oo ku shirayaan.Markaas ayaa dadwaynihii ku sii darsanayaa markaas ayaa meeshii bulaan ka bilaabanayaa . Markaas ayaa qaar is caynayaan .Markaas ayaa kuwo la, kala jiidayaa. Sidoo kale waxaa marba dhinac ayagana u ordaya dhowr kale oo ka mid ah shaqaale hooseedka.Qof qofka kale amar ka qaadanaya kuma jiro. Qorshiye iyo qaab nidaam la isku ogyahay xeer hoosaad iyo kala saraysini haba yaraatee kama muuuqaan.Qaylo iyo bulaan ayaa meesha dhan ka yeeraysa .Indha xumada iyo nidaam darida qibrad iyo aqoon xumada meesha taalay waxay aheyd wax muwaadinku ka ilmeeyo qofka nacabka ahna ku digto.Waxaan isku dayay inaan howshayda abaaro waxaan la xiriiray ninkii horay aan u soo wacay oo aan islahaa markaan waa dagay. Ugu horeyn waxaan u sheegay in aan halkaan u imid in aan war ka diyaariyo bixitaanka madaxwaynaha iyo shirarkii uu ka qayb galay .Sidoo kale waxaan ka codsaday in waraysi uu nooga balamiyo Madaxwayanaha ugu badnaan 10 daqiiqo xataa . Wuxuu igu yiri diyaar waad u tahay soo ma ahan in aad I haybso hadii aan waraysi kuu balamiyo . Waxaan u fahmay soo kistayda ii laabi maysid . Waxaan ugu jawaabay si fiican ayaan kuu habaynayaa . wuu iga tagay wuxuu ii sheegay in lixda maqribnimo camal jaanis jiro markaasna ay iigu fiican tahay.

Aniga waxaan iska sii watay howlahaygii shaqo oo waxaan usii gudbay qolalkii Wasiiro aan balansaneyn. Markii aan soo dhamaystay ayaan ku soo laabtay waxaan waydiisanay in uu sidoo kale boos nooga dhameeyo baabuurta gali doonta VIP da Garoonka maadaama gaariga aan wadanay aan loo ogoleyn .

Wuxuu nagu bilaabay isdama marin been iyo laqdabo. Waxaase wixii hore oo dhan kakac yiri markii uu saacadii uu noogu talagalay anaga ka iibsaday Telefishin Ajnabi ah.Waxaa la soo gaaray saacadii uu na balanshay wax yar ka hor. Ninkii wuxuu bilaabay been iyo is daba marin iyo maaweelin cidlo ah. Waan wacay oo u sheegey in halkaan aan waqti badan u joognay . Laakiin wuxuu si cad iigu sheegay in waqtigii uu noogu talagalay ku badashay Telefishin kale oo ajnabi ah markii aan waydiiyay sababtana wuxuu noosheegay in ay naga dhaqaalo badan yihin . Waxaa markaa ii cadaadtay in laaluushku yahay wadada kaliya ee uu ku shaaheeyo.

Malik Aballa

Waxaan is waydiiyaa sidaan miyay kula shaqeeyaan madaxwaynaha ummadda dhan sugayso . Waxaa hubaal ah hadii nimanka aan arkay hanaankooda wax agaasin qibrad xumadooda iyo anshax la,aantooda sii joogaan xafiiska madaxwaynaha .Waxaa hubaal biyo kama dhibcaan ah in wali aan sugayno dhaandaba gaale

DHAGAYSO:Gen Fartaag Oo Shir Xasaasi Ku Qabtay Kismaayo Ugana Hadlaya Xalada.
Madaxwayne ku xigeenka Jubbaland Garabka Axmed Madoobe General C/laahi Sheekh Ismaaciil Fartag ayaa ka hadlay shaqaaqooyinkii ka dhacay degmada Kismaayo taasoo ay ku dhinteen rag ka tirsan ciidamada Raaskambooni iyo qaarka mid ah ciidamada dowlada Soomaaliya, kadib markii la dhaawacay Col, Yaasiin Raadeer.

Gen, Abdilaahi Fartaag ayaa  ku sheegay dhaawaca Col, Yaasiin Raadeer mid la soo abaabulay balse aan u fulin sidii loogu talogalay. Isagoona  si cad u sheegin cida soo abaabushay  magacooda.

” Warka sida loo buunbuuniyey ma ahan. Col, Yaasin Raadeer waxaa uu saaka u tagay ciidamo ka tirsan maamulka oo gadoodsanaa,isaga oo ciidankaasi qancinaya ayaana falkaasi lagu dhaawacay lagu fuliyey kaasi oo aan noqon sidii ay la rabeen. Waana la soconaa meesha laga soo abaabulay. ” Ayuu yiri Madaxweyne ku xigeenka Jubaland Gen, Abdilaahi Fartaag.

Sidoo kale Fartaag ayaa so hadal Qaaday Dagaalo, Dilal iyo Qarax isla Shalay ka dhacay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose.

halkani Riix Dhagayso

Nicholas Kay’s Failed Visit to Hargeisa
The Khaatumo State of Somalia

Press Release

Abdinur Elmi

President of Khaatumo State of Somalia

Tuesday, June 18, 2013

The Khatumo State of Somalia would like to convey its warm compliments to Ambassador Nicholas Kay, the new Special Representative of the Secretary-General (SRSG) of the United Nations to head the recently established United Nations Technical Assistance Mission for Somalia (UNSOM). The Khatumo State of Somalia, and no less the rest of Somalia, other than the one-clan secessionist enclave calling themselves Somaliland, were happy to see the back of his predecessor, Ambassador Augustine Mahiga, for his blatant abuse of his office and differential treatment of Somalia’s regions. For this reason more than others, they were eagerly looking forward to see credibility of the Office of the SRSG restored.

The tasks that awaits Ambassador Kay as embodied in his mandate, such as respect for human rights , the maintenance of the rule of law and security, among others, are a tall order and no more so than when it comes to dealing with the intransigent secessionists that have become accustomed to receive carrots but rarely sticks from the international community. Pampering and cajoling them  have been the standard approach but this has only encouraged their uncompromising stand on the one-clan supported secession.

Barely a week since he took his office, Ambassador Kay is to be commended to waste no time and to go Hargeisa in order to square up to the secessionists. His approach was both to please his audience but also to be firm when it comes to the mandate of UNSOM and its view of “Somaliland” as a region which is an integral part of Somalia. On the pleasantries, and perhaps pandering to the secessionists’ partiality for praise, Mr. Kay simply gave them full accolade, saying that:

“Somaliland has remained an island of relative peace and stability in an insecure region and we believe that there are lessons that can be learned here about stabilizing the whole region. We are therefore here to learn and to support initiatives that will lead to sustainable peace, stability and prosperity in Somalia and beyond.”

The only problem with this statement is that it has no bearing with the realities, at least from our perspectives as unionist regions and clans in northern Somalia. As it is, the one-clan secessionist enclave has occupied other regions and clans in the north (former British Somaliland) in order to force them on their secession and in the process committed, and continues to do so to the present day, widespread human rights violations. All this has been reported by International human rights defenders and also by the United Nations itself. Ambassador Kay could not have failed to apprise himself of this information as part of his preparation for taking up his post.

We in the Khatumo State can only conclude that he chose to whitewash Somaliland’s “dark” side as a worthwhile price to pay in order to win the hearts and minds of his hosts to accept the fact that they are part and parcel of Somalia. Given his clear-cut stand on the unity and indivisibility of Somalia, which is what ultimately matters, it behooves us in the Khatumo State to see the SRSG “praise” for the secessionists, much as it hurts, in its right context and to overlook it in the interest of the wider mission of the SRSG to which we are equally committed to.

As for the failed Mission to Hargeisa,  Ambassador Kay got no where with his main purpose as the secessionists rejected out of hand any status less than being treated as a separate sovereign country. Ambassador Kay is paying for the legacy of his predecessor, Ambassador Augustine Mahiga, who went to the extent of audaciously supporting their “right to self-determination” and “recognition”.  Having been imbibed such treatment for so long, it would take more than one visit from the new SRSG to wean them off their entrenched delusions.

We hope that Ambassador Kay will draw the necessary lessons from this failed mission to Hargeisa that UNSOM and the rest of Somalia would not be held hostage to the secessionists unrealistic and unattainable demands. The approach the SRSG has taken is the right one and sooner rather than later most secessionists are bound to come to terms with  the inevitable reality. In the meantime, we would strongly urge Ambassador Kay to bear in mind the following facts which should shape in one way or another his approach to northern Somalia in general and to the secession in particular:

·       That there was no country or nation prior to the British conquest of the clans in its colony;

·       That the clans are more related to their fellow clans across colonial boundaries;

·       That the clans sought independence from Great Britain for the sole purpose of uniting with Italian Somaliland;

·       That British Somaliland ceased to exist after union with Italian Somaliland when its regions became regions of Somalia and no longer part of a non-existent Somaliland;

·       That the secession was declared by one northern clan while the other four are unionists notwithstanding their being occupied by the secessionists;

·       That Khatumo State, based on the regions of Sool, Sanaag and Cayn (SSC) is recognized as a State member of federal Somalia; other northern clans have formed similar regional administrations such as Makhir State and Awdal State. All this is a testament to the opposition to the secession and attachment to Somalia and its unity.

Given the above facts, we expect our State, like other State members of federal Somalia, be treated in its own right as part of Somalia and never to be lumped with any other entity, least of all a renegade one which does not want to be part of Somalia as the SRSG’s visit to Hargeisa abundantly made it clear. Khatumo State is ready to co-operate with the SRSG to the full and hope this cooperation will be reciprocated.

Please accept, Your Excellency, the assurances of our highest considerations.

Yours sincerely

Abdinur Elmi

President of Khaatumo State of Somalia

Taleex

DAAWO+VIDEO:-Sida Loodhisanayo Oo Loo magaalaynayo Magaalada Maygaagle Oo laga Xoreeyay Cadawga SNM
Deegaanka Maygaagle wuxuu ka mid yahay goobihii ay jabka iyo halaaga kala kulmeen maleeshiyaadkii SNM ee isa soo bahaaystay kuwaasoo cashar lama ilaawaan ah lagu baray inta u dhaxaysa Maygaagle , Sooljoogto iyo Kalshaale. Waxaana halkaas booqday cuqaasha, waxgaradlka, qurbajoogta iyo dadkale oo dhamaantood danaynaya horumarinta deeganada jiidaha ee Istartijiga u ah dadkoo dhan.

HALKAN KA DAAWO TOP VIDEO.

BY. Cali cusmaan yuusuf{Cali Dhegjar}.

DAAWO+SAWIRO:-Goobihii Cagta lagu mariyey Maleeshiyaadkii SNM oo la magaaleynay Ee G/Cayn
Magaalada maygaagle oo dhaka waqooyi kaxigta  magaalada buuhoodle una jirta ilaadii 30 km isla markaana ah magaalo soo jireena oo la aasaasay qiyaastii 196o kii sida ay sheegeen waxgarad kusugan G/cayn ayaa waxaa ka soconaya dib udhis balaadhan oo ay fulinayaan dadka deegaanku.

Deegaankan ayaa ka mid ah degaanadii ay maamulka hargaysa ay kusoo qaadeen dagaalada baahan kadibna ay waxyeelo ugaysteen dadkii reer guuraaga ahaa ee iyagu halkaasi daganaa, Islamarkaana Laga Xoreeyay.

Xaalada maygaagle ayaa ah mid nadboon waxaana ka soconaya horu mar balaadhan iyo dhis mayaal farabadan iyada oo lagu wado in laga dhigo magaalo baaxad weyn.

Waxaa Shirwayne Balaadhan oo ka dhacay Baliga Maygaale ka hadlay Qaarkamida Waxgaradka Deegaanka, Qurbajoogta, Iyo Sidoo kale Dadka Deegaamaynta Hada wada.

Qurbajoogta –  Oo Halkaasi hadlay ayaa Dhankooda Fariin Culus udiray Dhamaan Bulshada SSC ee Maamulka Khaatumo Sidii looga Qayb qaadan lahaa dhismaha Deegaanka.

Suldaan Siciid  Oo Kamida Isimada Deeganada Khaatumo  Ayaa Dhankiisa Fariin Aad Uqiimo badan Udiray Dhamaan Bulshada Taasi oo ku Aadan Dhismaha deegaankan, Isagoona Sheegay Inuu Yahay Maguurtadeenii oo aynu Ka Maarmi waynay.

Isku soo wada Duuboo waxaana laga jeexay Sar Fayno si fiican loo habeeyey isla markaana loo jeexay bloodh baloodh waxaana loogu talagalay in ay aysan xumaan degsiimada magaaladani, waxaana hada La Qabsaday Ilaa 1000   Bloood.

By:- Wariye Cabdicasiis Aadan Jaamac

DHAGAYSO:-Xaalada Magaalada Kismaayo Ee Caawa Iyo dhaawacii Saraakiishii maanta ladhaawacay
Kadib markii maanta ay Dhawaceen Maleshiyaad Hubaysan oo isbaaro Dhigtay Gudaha magaalada Kisamaayo Coll Yaasin Raader ayaa waxaa Caawa so baxaysa fah Faahin ku aadan Dhaawac Raader iyo Jawiga Caawa kismaayo.

Kooxo Maleshiyaad ah oo ay isku hayb yihiin Coll Yaasin Raadeer ayaa jidgooyo dhigtay meel wada ah oo laga galo Dekedda weyn ee Magaaladda kismaayo Coll yaasin ayaa la hadlay Dhalinyarada ay isku haybta ahayeen wuxuuna u sheegay in lo bahaanyahy in isbaaradan ay Qadaan iyagoo ugu jawaabay Rasaas kaga dhacday Wadnaha iyo Daanka.

HALKAN RIIX OO DHAGAYSO XAALADA KISMAAYO

Dhaawaca gudoomiye kuxigeenkii maamulka KMG ee Kismaayo Yaasin Raadeer ayaa isla markiiba lola Cararay garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo halkas oo ay Daganyihiin Ciidamadda kenyaoo ku leh Xarun Cafimaad.

Dhaawaca Radeer kadib ayaa waxaa la galiyeey Magaalada kismaayo warar ah Waxaa dhawacay Radeer Ururka Raskaambooni taas oo kentay in lo kala baxo labo beelod oo halkaas wada dagan.

Waxaana maanta magaaladda kadhacay Dilaal qorshaysan iyo Qaraxyo qaar kamid ah Qaraxyadaas waxaa lala eegtay Ciidamadda AMISON ee ku sugan kismaayo walow an la ogayn khasaaraha kadhashay, wiil dhalinyara ah ayaa sido kale lagu dilay magaaladda gudaheeda.

Cawaa magaaladda waa Mid kacsan oo waxaa laga maqlaya gudaha magaaladda Dhawaaqa Rasaasta iyadoo dadka degaanka qaar an la xirirnay ay no shegeen in Xaalada kismaayo ay tahay mid kacsan oo dhufayso lagu jiro.

Wariye Jaamac Joofane oo an Caawa la Xiriirnay ayaa Sawir Guud nagasiyeey Jawiga magaaladda kismaayo isagoo shegay in jawiga u daganyahy wuxuuse sheegay in an la ogaan Karin Saacadaha so socda sida ay xaalada Kismaayo noqon karto.

Jaamac ayaa sheegay In Xaalada Cafimaad ee Coll Raader ay Roontay isla markaasna u Hadlayo wuxu sheegay in Bari la filayo in lo qaado kenya si Xaaladiisa Cafimaad logula Tacaalo.

Jaamac ayaa sheegay Xabado ay fureen Ciidamadda Jubbaland maanta in ay ku dhinteen 5 qof qaar kalena ay ku Dhaawacmeen kuwaas oo la geyeey Cisbitaalka Kismaayo wuxu sheegay wariheena kismaayo Jaamac in magaaladda ay ku suganyihiin Maleshiyo beelod kaso horjeeda Jubbaland.

Ciidamadii isbaarada u taalay Kismaayo oo tiradooda logu sheegay ilaa 10 Ruux ayaa mar dambe is xabadeyeen kuwa jubbaland iyadoo is Xabadayntaas qar kamid ah Maleshiyaadkaas ay ku dhinteen sida u sheegay Jaamac .

Gen Fartaag Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland oo hadlay ayaa sheegay in Ciidamadii Dhaawaca u geystay Radeer in manta laso afjaray isla markaasna u shegay in ay ahayeen Ciidamo Cid gaar ah u adegayeey isla markaasna Donayeey in ay isku Diraan beelaha kismaayo dagan.