Home » Waraysiyada
You are browsing entries filed in “Waraysiyada”
Waxaad nala daawataa fananaka wayan ee codka halaasiga ah leh waa kuma waa liibaan jig jiga iyo mid ka mid ah heesihiisa macaan ee loogu tala galay in dhagaha lagu nasiyo halkan hoose ka dhagayso. HALKAN KA DAAWO MUQAALKA
Posted in Wararka,Waraysiyada | Read More »
Awdal, ayaa Oday Soomaaliyeed inta uu Micrafoonka qabsaday xaflad halkaa laga dhigaayey waxa uu yiri 18 May waa maalintii Boorama SNM soo galeen boorame oo ay dadkayga Isir nacaybka u xasuuqeen . Lakiinse isaga oo hadalkii dhamaysan ayaa Askarta SNM ka xoogeen codbaahiyihii uu ku hadlayey. Ciidamada Jabhada Silaanyo Ayaa Ninkaasi kadib waxay isku [...]
Posted in Wararka,Waraysiyada | Read More »
Jaaliyadaha ka soo jeeda maamulka khaatumo adwal iyo maakhir ayaa si wayn u xusay maalinta nadaafada ee ay samaysteen walaalahooda reer khaatumo waxaan saaka aroortii ay soo qaateen mafiiqyada dhulka lagu xaaqo. kadib waxaa ay bilaabeen xaaqitaan ay xaaqayaan qaybo ka mid ah xaafadaha islii oo iyagu horay ay u nadaafin jireen dawlada hoose [...]
Posted in Wararka,Waraysiyada | Read More »
Wararka ka imaanaya Xaafada Suuqa Xoolaha ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya Askari ka tirsan Ciidamadda dowladda Soomaaliya saaka waabarigii hore inuu ku dilay Xaafadaasi Oday Waayeel ah qof kalana uu ku dhaawacay kadib rasaas uu furay. Dilka odagana ayaa waxaa ka danbeeyay Askari Caraysan kadib dil shalay gudaha Suuqa loogu gaystay Mid kamid ah Askarta [...]
Posted in Wararka,Waraysiyada | Read More »
HALKAN RIIX OO DAAWO BARNAAMIJ QURUX BADAN
Posted in Barnaamijyad,Maqal & Muuqaal,Wararka,Waraysiyada | Read More »
Hey’adda Cilmi baarista ee Heritage ee fadhigeedu yahay magaalada Muqdisho ayaa sheegtay in wada hadalkii dhawaan dhexmaray Maamulka Somaliland iyo Dawlada Soomaaliya ee ka dhacay dalka Turkiga. Haayada Ayaa waxay Soo Bandhigtay Arimo Badan oo Xaasaasiya Kuwaaas oo Ay Siwayn Uga Xanaaqeen Xulufada Maaamulka Axmed Siilaanyo, Waxayna Daaha Ka Rogtay Dhibtooyina Maamulka Siilaanyo Ku HayoShacabka [...]
Posted in Maqal & Muuqaal,Wararka,Waraysiyada | Read More »
Masuuliyiinta Maamulka Khaatumo State ayaa Faah faahin Dheeriya Kasii yeey Shabakada Kalshaale.com Qodobada aan warbaahinta loo Shaacin ee laga Soo Saaray Shirkii Ka dhacay magaaala Taleex. Xoraynta Deeganaada Khaatumo ee Maqan. Waxaa Qodobada ugu Horeeyay Kamid ahaa In Si isku Duubni ah loo Xoreeyo Deeganada Khaatumo State ee Ku Jira Gacanta Cadowga. Horgalada Kasoo Jeeda [...]
Posted in Wararka,Waraysiyada | Read More »
Halkani Hoose ka Daawo Video
Posted in Wararka,Waraysiyada | Read More »
Dalka Maraykanka waxa Dhawana ka Soo Shaac baxay wiilka yar oo dahw2aan laga yabo inuu sanadada Soo socda AShaaciyo inuu Yahay Madaxweynaha Kula tar tamidoona Obama jagada Madaxweynaha dalkaasi. Halkani riix Video yab leh
Posted in Wararka,Waraysiyada | Read More »
Lamaanahan ayaa dalxiis ahaan badda doon u raacay waxaana ay ku dhiiradeen in dabaqa hoose ee doonta ay tagaan si Biyaha badda u soo gaaraan Jirkooda uguna Raaxeestaan Biyaha dhexdooda. Nasiib Wanag waxa Dhacday Inay Afka uga galaan yaxaas Kadibna Uu Labadoodaba halkaasi Ku wada Cunay Iyadoona Hal Mar xata Madaxyadooda Afka Uu Gashaday. Halkani [...]
Posted in Wararka,Waraysiyada | Read More »