afbakayle.com » Waraysiyada

Daawo Muqaal+Heesta Cusub iyo Codka fananaka halaasiga Ah Ee Libaan Jig Jiga
Waxaad nala daawataa fananaka wayan ee codka halaasiga ah leh waa kuma waa liibaan jig jiga iyo mid ka mid ah heesihiisa macaan ee loogu tala galay in dhagaha lagu nasiyo halkan hoose ka dhagayso.

HALKAN KA DAAWO MUQAALKA

DAAWO MUQAAL:-Borama Oo Xafladii SNM Ee 18 may Arin yaab leh ka qabsatay
Awdal, ayaa Oday Soomaaliyeed  inta uu Micrafoonka qabsaday xaflad halkaa laga dhigaayey waxa uu yiri 18 May waa maalintii Boorama SNM   soo galeen boorame   oo ay  dadkayga Isir nacaybka u xasuuqeen  .

Lakiinse isaga oo hadalkii dhamaysan ayaa Askarta SNM ka xoogeen codbaahiyihii uu ku hadlayey.

Ciidamada Jabhada Silaanyo Ayaa Ninkaasi kadib waxay isku dayeen Inay Xidhaan Hase Ahatee Muran Hanjabada ka Dhacay Meesha Ayaana Lagu Guulaysan Hamiga qaldan.

18 Ayaa Gobolada Maamulka silaanyo uga dabaal dagaan maalintii Ay ka Dudeen soomaaliya Halka Inta Badan gobolada SSC Ee Maamulada USP Laga Xusay Maalinta Qashin ururinta.

Halkani Riix Daawo Fadeexada SNM Mujaahidka U galay

DAAWO SAWIRADA+VIDEO:-Si’ana Horay Loo Arag Oo Nairobi Looga Xusay maalinta Qashin Uruurinta Gobolada SSC
Jaaliyadaha ka soo jeeda maamulka khaatumo adwal iyo maakhir ayaa si wayn u xusay maalinta nadaafada ee ay samaysteen walaalahooda reer khaatumo waxaan saaka aroortii ay soo qaateen mafiiqyada dhulka lagu xaaqo.

kadib waxaa ay bilaabeen xaaqitaan ay xaaqayaan qaybo ka mid ah xaafadaha islii oo iyagu horay ay u nadaafin jireen dawlada hoose ayaa saaka waxaa ka nasiyaya jaaliyada khaatumo iyo dadka kale ee walaalohood ah ee ka soo jeeda maamulka awadal iyo maakhir waxaaan gabi ahaan ay xaaqeen xaafada 12 ka oo ay gabi aahna ka nasiidiyeen.

Guud ahaan dadkii ka soo qayb galay markii aan waraysanay waxaa ay noo sheegeen in ay tahay maalin ku dheer deegaanada khaatumo oo ah maalinta ay xaaqaan qashinka wwaxaana ay sheegeen sida ay ugu faraxsanyihiin in ay maanta nasiyaan dawlada hoose ee xaafada islii halkan hoose ka daawo muqaalka

HALKAN KA DAAWO MUQAALKA QASHINKA

DHAGAYSO WAR NAXDIN LEH:-Ciidamada Dowlada Oo Aabe 80 Jir Ku Diley Muqdisho
Wararka ka imaanaya Xaafada Suuqa Xoolaha ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya  Askari ka tirsan Ciidamadda dowladda Soomaaliya saaka waabarigii hore inuu ku dilay Xaafadaasi Oday Waayeel ah qof kalana uu ku dhaawacay kadib rasaas uu furay.

Dilka odagana ayaa waxaa ka danbeeyay Askari Caraysan kadib dil shalay gudaha Suuqa loogu gaystay Mid kamid ah Askarta Ciidamadda dowladda Soomaaliya.

Xaafada Suuqa Xoolaha ayaa saacadihii ugu danbeeyay bandow lagu soo rogay, iyadoona Ciidamaddu ay wadaan Baaritaano ku aadan dadkii ka danbeeyay dilkii Askariga.

Ciidamadda dowladda Soomaaliya ayaa inta badan lagu bartilmaameed sadaa suuqyada Muqdisho xiliyada ay marayaan, iyadoona ay Xusid mudantahay dilka Askarigii ka danbeeyay Odayga 70 jirka ah in gacanta lagu dhigay.

Mid kamid ah dadka deegaanka ayaa sharaxaya.

RIIX HALKAN SI AAD U DHAGAYSATO

Daawo:-TVga Somalisat Oo Warbixin ka diyaariyay Barwaaqada Qaybo Kamid Ah Dhulka Khaatumo
HALKAN RIIX OO DAAWO BARNAAMIJ QURUX BADAN

DHAGAYSO:-Hay’ada ugu balaadhan Daraasaadka, cilmi baadhista iyo nabadgalyada Soomaaliya oo SNM ugu baaqday inay joojiyaan colaada Khaatumo ay ku hayaan iyo Awdal State
Hey’adda Cilmi baarista ee Heritage ee fadhigeedu yahay magaalada Muqdisho ayaa sheegtay in wada hadalkii dhawaan dhexmaray Maamulka Somaliland iyo  Dawlada Soomaaliya ee ka dhacay dalka Turkiga.

Haayada Ayaa waxay Soo Bandhigtay Arimo Badan oo Xaasaasiya  Kuwaaas oo Ay Siwayn Uga Xanaaqeen Xulufada Maaamulka Axmed Siilaanyo, Waxayna Daaha Ka Rogtay Dhibtooyina Maamulka Siilaanyo Ku HayoShacabka Awdal Iyo Khatumo State.

Halkan ka Dhegayo  Warbixinta

Dhinaca kale Hey’addu laakiin waxaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in labada dhinac ay u muuqdeen kuwa ka leexanayay arrimaha xasaasiga ah in la gudo galo oo laga wada hadlo, waxaana ay soo jeedisay talooyin labada dhinac ku socda iyo beesha caalamka.

Haddaba Madaxa Hey’adda Cilmi-Baarista ee Heritage, Cabdiraxmaan Ceynte, ayaa Farxaan Maxamed Jimcaale oo la xiriiray waxa uu weydiiyay waxa ay kaga hadleen ee ugu muhiimsan.

Dhegayso Qodobadii aan la shaacin Ee ka Soobaxay Shirkii Taleex (Dhagayso Waraysi Agaasimaha Arimaha Gudaha Khaatumo)
Masuuliyiinta Maamulka Khaatumo State ayaa Faah faahin Dheeriya Kasii yeey Shabakada Kalshaale.com Qodobada aan warbaahinta loo Shaacin ee laga Soo Saaray Shirkii Ka dhacay magaaala Taleex.

Xoraynta Deeganaada Khaatumo ee Maqan.

Waxaa Qodobada ugu Horeeyay Kamid ahaa In Si isku Duubni ah loo Xoreeyo Deeganada Khaatumo State ee Ku Jira Gacanta Cadowga.

Horgalada Kasoo Jeeda Khaatumo oo Laga Tashaday.

Waxaa Si Mawaaqifo leh Meel looga Soo Wada Jeestay Raga Calooshood Ushaqaystayasha ah ee Qaybta ah Hagardaamda Cadowga Khatumo oo uu Hayo Shacabka iyo Maamulkaba.

Iyadoona Ay Lamid Yihiin Cadowga laga Difaacayo Deegaanka, Dhiigoodana uu Ka Dhigan yahay Ka Codawga.

Midwaynta Ciidamada Xoogaga Khaatumo State & Tayayn Tooda

Waxaa Qodobada Muhiimka ah Kamid ahaa In Lamideeyo Dhamaan Ciidamada Xoogaga khaatumo State Lana Mideeyo, iyagoo Laysku Dhafayo.

RIIX DHEGAYSO – AGAASIMAHA KHATUMO & QODOBADA

Sidoo kalana waxaa Kamid ahaa Qodobadaas Muhiimka ah In Dalka iyo Deeganakaba loo Horu Nafta Si looga Gun Gaadho Hadafka Shacabka SSC iyo Maamulkaba.

DAAWO VIDEO:-Jaaliyada Maamulka Maakhir State Ee Dalka UK Oo ka Soo Horjeestey Shirkii Turkiga
Halkani Hoose ka Daawo Video

DAAWO VIDEO UYAAB LEH:-Maraykanka Oo laba Madaxweyne Leh,Iyo Obama Oo La Kulmay madaxweynaha Caruurta Maraykanka
Dalka Maraykanka waxa Dhawana ka Soo Shaac baxay wiilka yar oo dahw2aan laga yabo inuu sanadada Soo socda AShaaciyo inuu Yahay Madaxweynaha Kula tar tamidoona Obama jagada Madaxweynaha dalkaasi.

Halkani riix Video yab leh

DAAWO VIDEO ARGAGAX LEH:-Lamaane Isjecla Oo Iyagoo Bada Ku wada Dabalanaya Yaxaas Cunay Live U Daawo Sida U Dhacday
Lamaanahan ayaa dalxiis ahaan badda doon u raacay waxaana ay ku dhiiradeen in dabaqa hoose ee doonta ay tagaan si Biyaha badda u soo gaaraan Jirkooda uguna Raaxeestaan Biyaha dhexdooda.

Nasiib Wanag waxa Dhacday Inay Afka uga galaan yaxaas Kadibna Uu Labadoodaba halkaasi Ku wada Cunay Iyadoona Hal Mar xata Madaxyadooda Afka Uu Gashaday.

Halkani Riix Video Naxdin leh